Baran: Qoysas hoy xumo haysato
Qoysas ka soo cararay colaadaha u dhexeeya qawmiyadaha Soomaalida iyo Oromada ee dalka Itoobiya ayaa hoy xumo ku haystaa deegaan ka tirsan degmada Baran. Dhegeyso warbixintan oo uu soo diray...
Read moreQoysas ka soo cararay colaadaha u dhexeeya qawmiyadaha Soomaalida iyo Oromada ee dalka Itoobiya ayaa hoy xumo ku haystaa deegaan ka tirsan degmada Baran. Dhegeyso warbixintan oo uu soo diray...
Read moreWaxaa jira qoysas ku cayroobay abaaraha soo noqnoqday oo ku nool magaalooyinka iyo tuulooyinka, kuwaas oo ku tiirsan gargaar lacageed iyo mid raashin ah oo ay ka helaan hay'adaha samafalka....
Read moreMaanta waxaan ku soo qaadanay sayladda magaalada Kismaayo. Waxaa soo diray Axmed Cabdi Toronto.
Read moreBarnaamijka maanta waxaan ku soo qaadanay wareysi ku saabsan laga billaabo xilliga wallaca ee hooyada illaa laga gaaro dhalmada maxay u baahan tahay, sida cuntada iyo caafimaadka. Barnaamijka waxaa marki...
Read moreKu soo dhawaada sheeko taxane ah oo ka hadlaysa dhinacyo badan oo ku saabsan xaaladaha nolasha Soomaalida, haddii ay noqon lahayd nabadda, bulshada, caafimaadka, waxabarashada, dhaqan celinta, dimuquraadiyadda , dowladda...
Read moreBarnaamijka dhaqtarka raadiyaha waa todobaadle idaacadda ka baxa maalmaha talaadada iyo jimcaha. Toddobaadkan waxaa laga soo diyaariyey magaalada Baydhabo. Waxaa soo jeedinaya Muxiyadiin Xusni.
Read moreIsbitaallada Gaalkacyo maleh nidaamka dhiig kaydinta taas badalkeeda waxaa la diyaariyey dhallinyaro ku tabarucaya dhiigooda bukaannada u baahan in lagu shubo. Halkan ka dhegeyso warbixinta oo dhamaystira
Read moreNidaamka dhiig kaydinta oo aan ka jirin isbitaalka guud ee magaalada Gaalkacyo ayaa keentay in la diyaariyo dhallinyaro si tabaruucaad ah dhiig ugu deeqa bukaanada u baahan gargaarka deg deg...
Read moreWaxaa laga soo diray magaalada Buhoodle waxaa soo jeedinaya Khadar Cowl Ismaaciil.
Read more


© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo