Barnaamijka maanta waxaan ku soo qaadanay wareysi ku saabsan laga billaabo xilliga wallaca ee hooyada illaa laga gaaro dhalmada maxay u baahan tahay, sida cuntada iyo caafimaadka. Barnaamijka waxaa marki ku ah dhaqtarad Hodan Axamed Cali oo ka shaqaysa cisbitaal ay leedahay jaamacadda Banaadir ee magaalada Muqdisho. Leylo Cabdi Maxamed ayaa wareysatay.