Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Caafimaadka

Cadaado: Gudniinka adag ee gabadhaha lagu sameeyo oo hoos u dhacay

Radio Ergo by Radio Ergo
February 14, 2021
in Caafimaadka, Wararkii u Danbeeyay
0
Gudniinka Fircooniga oo ku badan xeryaha lagu barakacay

Keydka/Ergo

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

(ERGO) – Ururka haweenka ee degmada Cadaado ayaa sheegay in muddo sanad iyo lix bilood ah oo ay wadeen wacyigalin ku saabsan gudniinga adag iyo dhibaatooyinka uu leeyahay inay hoos u dhacday tirada gabdhaha lagu sameeyo.

Wacyigalintan ayay ka sameeyeen xaafadaha magaalada iyo xeryaha ay ku nool yihiin dadka barakacay. Gudoomiyaha Ururkan Sahro Maxamed Axmed ayaa Radio Ergo sheegtay in wacyigalin iyo diiwaan galin wada jir ah oo ay ka sameeyeen xaafadaha magaalada iyo 5 Xero barakac oo ku yaalla duleedka magaalada ay ogaadeen in dadka qaar ay ku baraarugeen waxyeellada gudniinka adag ayadoo hadda dadku u soo weecday dhanka fudud ee sunniga.

“Waxaan ogaannay in shan boqol oo gabdhood oo labadi bil ee la soo dhaafay la guday ku dhawaad shan boqol oo gabdhood oo ah gudniinka sunniga ah, taas oo muujinaysa in wax wayn isbadlaeen, waxaan wareysanaa dadka oo aan waydiinaa int agabdhood ee la guday iyo nooca gudniinka.”

Waxay xustay in markii ay shaqadaan billaabayeen ay qiimayn ay sameeyeen ku ogaadeen in magaalada iyo xareyaha barakacayaasha bishiiba gudniinka adag loo gudi jiray ku dhawaad 200 oo gabdhood halka suniga uu ahaa 150, balse waxay sheegtay in tirakoob ay sameeyeen bilihi November iyo December ku ogaadeen in 478 gabdhood la guday taasi oo 50 loo guday gudniingga adag.

Gudniinka oo dhaqaan ahaan Soomaaliy amuddo badan ka soo jiray ayaa waxaa sameeye oo ku shaqaysta dumar, kuwaas oo qaarkood dhaqaale ahaan ugu tiirsan.

Falxado Cabdullaahi Maxamed oo muddo 10 sano ah, ku shaqaynaysay farsamada gudniinka adag ayaa joojisay kadib marki ay ka faa’ideysatay wacyigalintan.

“Qofki ii keensada o oi dhaha gudniinka adag igu sameeya gabadha waan ka diidaa waxaan dhahaa gabar yahay sidaasi ma fiicna mana bannaana intii hore ilaahay hanaga cafiyo, gabadhaha hadda sunno ayaan kugu gudayaa haddii kale orod u gayso cid aysan wacyigalintu gaarin.”

Waxaa sidoo kale fikirkooda badalay waalindiin aaminasanaa in gudniinka adag yahay mid fiican balse hadda u wareegay in gabdhahooda ay ka joojiyaan. Waxaa ka mid ah Maryan Faarax Ciise oo afar gabdhood oo ay dhashay midda ugu wyan ay u gudday gudniinka adag taas oo ay sheegtay inay aad ugu xanuunsan tahay halka sedexda kale ay u gudday sunniga.

“Gabadhii horaan ku quustayqaatay oo markii laga dhigay fircooniga bay iga xanuunsatay, mudaan la tacaalayay oo aan daawaynayay oo xataa aan dhaqtar geeyey, marki ay qaan gaartayna dhiigga caadada ayay ku xanuunsatay, waxbarashadiina way aadi wayday.”

Xubno lix ah oo k atirsan ururka ayaa toddobaadkiiba sedex jeer sameeya wacyigalinta.
Nafiso Cabdullaahi Jaamac, oo dhibbine u ah gudniinka adag qaybna ka ha dadka wacyigalinta sameeya, ayaa sheegtay in marka laga hadlo gudniinka adag ay damqato oo ay xasuusato dhibki ay ka soo martay.

“Waxaan ogahay maahida loo qabo in gabdhaha laga daayo gudniinka adag oo wax faa’ido aan lahayn haba yarataee, gabdhaha loo dugay marka ay hadlaan anugu waan damqadaa waayo qof loo gudaan ahay, marka maalin kasta waan ka wacyigalinnaa anigu waliba dadka ugu wacyigalinta badan baan ku jiraa.”

Falxado Cabdullaahi ayaa mar kale ka hadlaysa waxay ku kala duwan yihiin gudniinka sunniga iyo kan adag.

“Kaasu qurux buu ahaa iyo naashnaash gabadhaan loo gudinba gabar hoogtay oo bay ahayd shan ilaa lix jeer baan ku noqon jiray oo la I dhihi jiray waxbaa ka dhiman eek u noqo wax fiican bay nala ahayd way rafaadi jireen, laakiin gabdhaha hadda suniga loo gudo waa licib saqiir oo caadi bay u socon way adeegaan.”

Previous Post

Gedo: Boqollaal qoys oo Bakool uga soo barakacay cunno yari oo gaaray Luuq

Next Post

Mudug: Bacaadka guur-guura oo ka barakiciyay guryahoodii 300 oo qoys

Related Posts

Qiimo kororka shidaalka iyo canshuur dheeri ah oo nolol xumo galiyay danyarta Hargeysa
Cunto-Yaraanta

Qiimo kororka shidaalka iyo canshuur dheeri ah oo nolol xumo galiyay danyarta Hargeysa

September 1, 2026
Qoysas nugul oo ku xoolo beelay roob la’aanta oo ku biiray xero ku taalla Gaalkacyo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas nugul oo ku xoolo beelay roob la’aanta oo ku biiray xero ku taalla Gaalkacyo

August 28, 2026
Xoogsato laga hor istaagay shaqadooda oo Baydhabo ku wajahaya nolol xumo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Xoogsato laga hor istaagay shaqadooda oo Baydhabo ku wajahaya nolol xumo

August 27, 2026
Hargaysa: Nolol xumo ka dhalatay shaqo joojin lagu sameeyay dad ku tiirsanaa sarifka lacagaha
Cunto-Yaraanta

Hargaysa: Nolol xumo ka dhalatay shaqo joojin lagu sameeyay dad ku tiirsanaa sarifka lacagaha

August 25, 2026
Kalluumeysto barakac ku ah Muqdisho oo ka cabanaya xirfad la’aan ka dhan ah shaqadooda
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Kalluumeysto barakac ku ah Muqdisho oo ka cabanaya xirfad la’aan ka dhan ah shaqadooda

August 24, 2026
Kulaylka cimilada iyo biyo yari isbiirsaday oo nolol adag galiyay reer-guuraaga Galgaduud
Beeraha Iyo Xoolaha

Kulaylka cimilada iyo biyo yari isbiirsaday oo nolol adag galiyay reer-guuraaga Galgaduud

August 21, 2026
Next Post
Beledweyne: Muruq-maalkii fatahaadu saamaysay oo loo qaybiyay cunto iyo biyo

Mudug: Bacaadka guur-guura oo ka barakiciyay guryahoodii 300 oo qoys

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 02-SEP-2026

IDAACADDA 02-SEP-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 02-SEP-2026
Episode play icon
IDAACADDA 02-SEP-2026
September 2, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 01-SEP-2026
September 1, 2026
Episode play icon
IDAACADDA MAANTA 31-AUG-2026
August 31, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 30-AUG-2026
August 30, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 29-AUG-2026
August 29, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo