Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas ku barakacay fatahaadda biyo-xireenka Jameeco

Radio Ergo by Radio Ergo
December 6, 2019
in Barakacayaasha iyo Qaxootiga, Wararkii u Danbeeyay
0
Qoysas ku barakacay fatahaadda biyo-xireenka Jameeco

Qaar ka mid guryaha ku dumay biyaha uu soo fatahay biyo-xireenka Jameeco/Maryan Sheekh/Ergo

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

(ERGO) – Sacido Saleebaan Saalax iyo ku dhawaad 3,000 oo qoys oo kale waxaa ay bilawgii bishan ka barakacay guryahooda kaddib markii biyo-xireenka jameeco oo ku yaalla degmada Balcad uu karkaarada jabsaday.

Tuukooyinka ay biyuhu harqiyeen waxaa ka mid  Kulmisyaroow, Raqayloow-buurdheere, Maqdas, Jameeco, Busle, Farbaraki, Damalay, Faay-dhuxul, Kooreebe, Yaaqloow, Buulo-banaan, Buulo-Siciid, Buulo-sheikh, Buulo-xanlaay, Buulo-garweyn iyo Mukay-dheere.

Qoyska Saciido oo ka kooban 10 ruux ayaa sida ay sheegtay ku kala go’doonsan labo deegaanka. Iyada iyo 4 carruur ah oo yaryar meel 2kilometir u jirta tuulada Mukay-dheere ayey joogaan halka kuwa kale na ay joogaan deegaan kale.

“Habeen madoow ayey biyahii nasoo baraiciyeen 9 caruur iyo aabahii dhalay waxaa iga la jooga  4 caruur ah, meel ay aadeen ma aqaan 5tii kale  odaygii carruurta dhalay,” ayey tiri Saciido oo walaac ka muujisay xaalladda ay qoyskeeda ku sugan yihiin. Saciido iyo qoyskeeda waxaa ay ku noolaayeen tuukada Mukaay-dheere.

Cali Barsanji oo ah guddoomiyaha Mukaay-dheere ayaa Raadiyow Ergo sheegay in 1780 oo qoys oo ku noolaa tuulada ay hadda barakaceen. Guddoomiyaha ayaa qudhiisa ka mid ah dadka ka barakacy tuulada.

“Wax  ii heray ma lahan matoorii,  makiinta cajiinka waa la soo bixiwaayay, baabuur sidoo kale waa la soo bixiwaayay, guryahii oo dudunsan dhamaan maacuuntii iyo wixii raashiin ahaa waa la la soo bixi waayay, meeshii ayey ku halaabeen,” ayuu yiri Cali oo sheegay in sidoo kale shan tuulo oo hoos yimaada Mukay-dheere  ay biyuhu saameeyeen.

Qaasim Cali oo ah gudoomiyaha degmada Balcad ayaa u sheegay Raadiyow Ergo in Dadka degenaa tuulooyinka uu biyo xireenka ku fatahay ay wajahayaan dhibbaatooyin ay ka mid yihiin hoy iyo cunno la’aan.

“Baraacii ugu danbeeyay waxay nasoo gaareen maalintii isniinta  oo u beegneeyd 2badii bisha Desenbar, waxay gaarayaan ilaa 3000 oo qoys laakiin guud ahaan kuwii hore iyo kuwii danbe markaan diiwaan galinay waxay isu noqdeen 10,000 oo qoys,” ayuu yiri Qaasim.

Previous Post

Sarkaal boolis ah oo u istaagay in uu u hadlo dadka la nool xanuunka Aydhiska

Next Post

IDAACADDA MAANTA SABTI 7-DEC-2019

Related Posts

Dalag biyo la’aan awgeed u qalalay oo hubanti la’aan cunno biday beeraleyda Afgooye
Beeraha Iyo Xoolaha

Dalag biyo la’aan awgeed u qalalay oo hubanti la’aan cunno biday beeraleyda Afgooye

September 7, 2026
Qoysas laga raray xeryo ku yaalla Kismaayo oo ka cabanaya shaqo la’aan iyo nolol xumo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas laga raray xeryo ku yaalla Kismaayo oo ka cabanaya shaqo la’aan iyo nolol xumo

September 3, 2026
Qiimo kororka shidaalka iyo canshuur dheeri ah oo nolol xumo galiyay danyarta Hargeysa
Cunto-Yaraanta

Qiimo kororka shidaalka iyo canshuur dheeri ah oo nolol xumo galiyay danyarta Hargeysa

September 1, 2026
Qoysas nugul oo ku xoolo beelay roob la’aanta oo ku biiray xero ku taalla Gaalkacyo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas nugul oo ku xoolo beelay roob la’aanta oo ku biiray xero ku taalla Gaalkacyo

August 28, 2026
Xoogsato laga hor istaagay shaqadooda oo Baydhabo ku wajahaya nolol xumo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Xoogsato laga hor istaagay shaqadooda oo Baydhabo ku wajahaya nolol xumo

August 27, 2026
Hargaysa: Nolol xumo ka dhalatay shaqo joojin lagu sameeyay dad ku tiirsanaa sarifka lacagaha
Cunto-Yaraanta

Hargaysa: Nolol xumo ka dhalatay shaqo joojin lagu sameeyay dad ku tiirsanaa sarifka lacagaha

August 25, 2026
Next Post

IDAACADDA MAANTA SABTI 7-DEC-2019

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 07-SEP-2026

IDAACADDA 07-SEP-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 07-SEP-2026
Episode play icon
IDAACADDA 07-SEP-2026
September 7, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 06-SEP-2026
September 6, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 05-SEP-2026
September 5, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 04-SEP-2026
September 4, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 03-SEP-2026
September 3, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo