Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Arrimaha Bulshada

Dhul go’ sababay hayaanka xoolo-dhaqatada Sool

Radio Ergo by Radio Ergo
November 8, 2019
in Arrimaha Bulshada, Wararkii u Danbeeyay
0
Nugaal: Xoolo-dhaqato ka cabanaya cagta gaadiidka oo xaaluf ka dhigtay dooxooyin

Photo| Dooxo duleedka garoowe ah/Cabdiraxmaan Xaaji/Ergo

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

(ERGO) – Qaar ka mid ah xool-dhaqatada ku nool gobolka Sool ayaa ka hayaamay deegaannadooda kaddib markii dooyinka ay daaq ka heli jireen isubedelaan godad jeex jeexan iyo boholo. Dooxooyinkan ayaa waxaa ka mid ahaa Abeesalay, Casaha, Dharjada, Tifafle, iyo Gabdhabe oo hoos yimaada degmadda Laascaanood. Dooxoyinka ayaa ah kuwa ugu badan ee xooluhu nacfiga ka heli jireem doog.

Maxamed Cabdiraxaam Cali oo ka mid  ah dadka xoola-dhaqatada eek a hayaamay deegaanka ayaa waxaa uu 100 neef oo ari ah u la guuray meel dooxada Tifafle u jirta 20km.

“Anigu waxaan ka guuray dooxada tifafle. aqalkii xitaa waan kaga tegay, biyihii roobku jeexii meel boholo ah ayaa ka samaysmay intii kale waxay noqotay bus oo nabaadkii ka guuray markii biyihii ka leexdeen. dooxadii wax yeelo wayn ayaa gaartay,” ayuu yiri Maxamed oo intaas ku daray in meesha hadda uu u guuray in ka nacfi yar tahay dooxada.

Maxamed ayaa sheegay in meelaha ay mareen biyaha ay dunsheen geedihii ku yaallay taa oo saamayn ballaaran ku reebtay dooxada.

“Wax ka qabashada annaga waa arin naga awood badan, maamulka hay’addo iyo shicib waa in ay isugu taagaan sidii dhulkan wax yeeladu so gaartay wax looga qaban lahaa,”ayuu yiri Maxamed oo ah seddex carruur ah.

Xoolo-dhaqatada ayaa waxaa ay qabaan walaac ah in ay jirta halis geelu marka uu daaqayo dooxooyinka dhul go ku dhacay soo gaari karta. Muuse Faarax Cawad wuxuu ka mid yahay dadka xoolo-dhaqatada ee degganaa dooxada Gabdhabe oo 28 km bari ka xigta magaalada Laascaanood. Muuse oo dhaqda 120 neef oo adhi ah iyo 20 geel ah waxaa saameeyay dhul-go’an.

“Dooxada markii hore meel ayaa go’day, waa sii faaftay hadda roobkii da’ay wuxuu sababtay in dooxadii laga guuro. Anigu waxaan u guuray xaga mamaca ee buuraha xigta, sababta waxaa weeye in xoolihii iyo caruurtii aan ka cabsaday in ay  godadka igaga daatan, dooxadii godad ayay noqotay,” ayuu yiri Muuse oo ah abbe haysta afar carruur ah.

Jaamac ahmed Ducaale oo ah khabiir  cilmiga hormarinta deegaanka wuxuu sheegay in degsiimadda dadka xoola dhaqatada ay tahay sababta ugu wayn ee keenaysa in dooxooyinka dhul go’ ku dhaco.

“Dadka reer guuraaga ah ayaa kow  ka ah dhibaatada deegaanka meel walba waa iska degeen meel biya mareen ah iyo meel aan hayn waxaa taasi sii dheer wacyigelin la’aanta, qof kasta xilbaa ka saaran ilaalinta deegaanka,” ayuu Jaamac.

Previous Post

Gabadhii ugu horaysay ee Boosaaso ka noqotay wade gaadiidka dadwaynaha

Next Post

IDAACADDA MAANTA SABTI 9-NOV-2019

Related Posts

Dhadhaab: Haween ka soo kabtay ganacsiyo ka burburay markii la siiyay lacag amaah ah
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dhadhaab: Haween ka soo kabtay ganacsiyo ka burburay markii la siiyay lacag amaah ah

June 19, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qiimo la’aanta ku dhacday lacagta dalka oo wiiqday rajada ganacsatada Baydhabo

June 18, 2026
Haweenay qurbojoog ah oo shaqo iyo xirfad u abuurtay xoolo-dhaqatada Soomaaliland
Beeraha Iyo Xoolaha

Haweenay qurbojoog ah oo shaqo iyo xirfad u abuurtay xoolo-dhaqatada Soomaaliland

June 16, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas ku nool Dhuusomareeb oo nolol xumo haysay uga baxay ka ganacsiga birta duugga ah

June 15, 2026
Beeraleyda tuulada sayn ee gobolka Bari oo wajahaya roob la’aantii ugu darnayd
Beeraha Iyo Xoolaha

Beeraleyda tuulada sayn ee gobolka Bari oo wajahaya roob la’aantii ugu darnayd

June 13, 2026
Qoysas ku cayroobay abaar ka dhacday Bari oo noqday kalluumeysto maareeyay noloshooda
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas ku cayroobay abaar ka dhacday Bari oo noqday kalluumeysto maareeyay noloshooda

June 10, 2026
Next Post

IDAACADDA MAANTA SABTI 9-NOV-2019

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 19-JUN-2026

IDAACADDA 19-JUN-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 19-JUN-2026
Episode play icon
IDAACADDA 19-JUN-2026
June 19, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 18-JUN-2026
June 18, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 17-JUN-2026
June 17, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 16-JUN-2026
June 16, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 15-JUN-2026
June 15, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo