Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Beeraha Iyo Xoolaha

Beeralay isu kaashanaayo in ay xiraan meelaha uu webigu ka fataho

Radio Ergo by Radio Ergo
October 3, 2019
in Beeraha Iyo Xoolaha, Wararkii u Danbeeyay
0
Reer Jowhar oo ugu dambeyntii ku guulestay iney xiraan buqda webiga

Kaydka sawirrada/Ergo

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

(ERGO) – Beeraalayda degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan ayaa iska-kaashanaayo sidii loo xiri laha afar melood oo uu webiga ka fataho xilliyada roobka. Afartan meelood  ayaa ahaa kuwa inta badan daadad ku ruga beeraha ku yaalla degmada xilliga uu webiga Shabeelle uu biyo keeno.

Beeralayda ayaa ku xirayo meelaha biyaha ka soo baxaan biyaha Jawaano ay ka buuxaan Ciid, tiirar, iyo biro kuwaa oo laga buuxinayo ilaha. Shaqaalaha ka shaqeeyo goobaha ay shaqada ka socoto ayaa is kugu jiro beeralay si lacag la’aan ah shaqada u qabano iyo shaqaalo la siiyo lacag ay iska soo uruuriyeen beeralayda degmada. Beeralayda ayaa midkiiba laga qaaday lacag dhan 7$ dollar. Lacagtan ayaa lagu soo iibiyay laba kun oo jawaan oo loo isticmaalay xiridda goobahaan. Sida ay sheegeen beeralayda halki jawaan ayaa laga siiyay lacag dhan nus doolar.

Maxamed Yuusuf Axmed waa beeralay muddo ka badan 15 sano ku nool degmada Jalalalaqsi ee gobolka Hiiraan. Maxamed oo ah aabbo 7 carruur ah oo noloshiisa ay ku tiirsan tahay beerashada ayaa Raadiyow Ergo u sheegay in goobahaas la sharaayo ay ahaayeen kuwa inta badan qasaaro u gaysan jiray beeralayda degmada.

”Xiliga uu wabiga biyo keeno ayay biyo ka soo baxaan goobahaan. Loolar ayaana galinaa markasta. Waxaa ay dareemayaan markii uu webiga soo buuxsamo, way soo jabsadaan, waxaa ay u baahan yahiin in biyaha lagu ciliyo halka ay joogaan, dadaal badan ayay u baahan yahiin oo joogta ah si beeraha biyaha looga bad-baadiyo,” ayuu yiri Maxamed oo ah mid ka mid dadka ka qaybqaadanaayo howshan.

beeraleeyda degmada Jalalaqsi ayaa ka cabsi qabo in ay dhacaan fatahaado la mid ah kuwii sanadii hore taa oo qasaaro badan u gaysatay beeralayda degmadaas. Qudaarta ka soo go’do Beeraha oo ay si maalinla ah ay u geeyaan suuqa ayay qaar ka mid ah beeralayda u biyaan mashruucan.

”Fatahaadii ka dhacday degmada 2016 waxaa iga soo gaaray qasaaro badan, qarash dhan laba kun oo doolar oo aan galiyay beerteyda oo aan is lahaa amaad  faa’iido ka heshaa, ayaan ku waayay beertaasi waxaa ku yaallay bal gallay ah, giger, babaay, qaro iyo baamiyo, dhaqaalaha lagu xiraa aniga dowlad dalaga ka soo go’o beertaan oo aan suuqa geeyno, ayaan labo u qaybinaa, qayb shaqada biyo xireenada Ayaan ku darnaa, qaybna aniga ayaa noloshayda ku maareeyna,” ayuu yiri Maxamed.

Previous Post

Seerayaal ku yaalla Degmada Oog oo loo furay xoolo dhaqatada

Next Post

IDAACADDA MAANTA Jimco 4–OCT–2019

Related Posts

Qiimo kororka shidaalka iyo canshuur dheeri ah oo nolol xumo galiyay danyarta Hargeysa
Cunto-Yaraanta

Qiimo kororka shidaalka iyo canshuur dheeri ah oo nolol xumo galiyay danyarta Hargeysa

September 1, 2026
Qoysas nugul oo ku xoolo beelay roob la’aanta oo ku biiray xero ku taalla Gaalkacyo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas nugul oo ku xoolo beelay roob la’aanta oo ku biiray xero ku taalla Gaalkacyo

August 28, 2026
Xoogsato laga hor istaagay shaqadooda oo Baydhabo ku wajahaya nolol xumo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Xoogsato laga hor istaagay shaqadooda oo Baydhabo ku wajahaya nolol xumo

August 27, 2026
Hargaysa: Nolol xumo ka dhalatay shaqo joojin lagu sameeyay dad ku tiirsanaa sarifka lacagaha
Cunto-Yaraanta

Hargaysa: Nolol xumo ka dhalatay shaqo joojin lagu sameeyay dad ku tiirsanaa sarifka lacagaha

August 25, 2026
Kalluumeysto barakac ku ah Muqdisho oo ka cabanaya xirfad la’aan ka dhan ah shaqadooda
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Kalluumeysto barakac ku ah Muqdisho oo ka cabanaya xirfad la’aan ka dhan ah shaqadooda

August 24, 2026
Kulaylka cimilada iyo biyo yari isbiirsaday oo nolol adag galiyay reer-guuraaga Galgaduud
Beeraha Iyo Xoolaha

Kulaylka cimilada iyo biyo yari isbiirsaday oo nolol adag galiyay reer-guuraaga Galgaduud

August 21, 2026
Next Post

IDAACADDA MAANTA Jimco 4–OCT–2019

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 02-SEP-2026

IDAACADDA 02-SEP-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 02-SEP-2026
Episode play icon
IDAACADDA 02-SEP-2026
September 2, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 01-SEP-2026
September 1, 2026
Episode play icon
IDAACADDA MAANTA 31-AUG-2026
August 31, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 30-AUG-2026
August 30, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 29-AUG-2026
August 29, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo