Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Beeraha Iyo Xoolaha

Ayax baabi’iyay beero ku yaalla gobolka Awdal

Radio Ergo by Radio Ergo
October 1, 2019
in Beeraha Iyo Xoolaha, Wararkii u Danbeeyay
0
Somaliland: Beeraleyda Daarasalaam oo gaajo iyo harraad ka cabanaya

Kaydka sawirrada/Ergo

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

(ERGO) – Tobaneeyo dhul-beereed ah oo ku yaalla gobolka Awdal ee Somaliland ayuu ayax baabi’iyay, isagoo qasaaro lixaad leh u gaystay wax-soo-saarkii beeraha ee gobolkaas.

Beeralay ku nool gobolkaas ayaa Raadiyow Ergo u sheegay in ayaxu weeraray tuulooyinka kala ah Xariirad,Xaliimaale, Maraaley,Ceel Baxey, Qoqol, aroorseel iyo Weeraar.

Ayaxaan oo la sheegay in uu ka yimid dhanka Itoobiya ayaa cunay dalagyo isugu jira yaanyo, kabash, bocor iyo dalagyo kale.

Suleemaan Xasan Saciid oo ah guddoomiyaha beeralayda ku nool tuulada Xaliimaale ayaa u sheegay Raadiyow Ergo in ayaxu uu ka baabi’iyay dalag ku abuurnaa beertiisa oo cabir ahaan gaaraysa 27 hektar. Ayaxa ayaa beerta weeraray bishii la soo dhaafay.

“Wax celin karo ma lahan, xilliyadiisa ugu horeeyo ayaa macquul ah in wax laga qabto balse kan xitaa dasadaha la qaraaco wax kama taraan,” ayuu yiri Saleemaan oo sidoo kale sheegay in 20 beerood oo ku yaalla tuulada uu ayaxu baabi’iyay.

Saleemaan ayaa sheegay in uu qasaaro wayn soo gaaray maaddaama uu ayaxu ka cunay wixii u beernaa oo isugu jiray yaanypo, basal iyo qaro.

“Waxaan rajaynaayay in aan xabxabka kaliya aan ka helo $4000, beertaan waxaan ka shaqaynaayay muddo seddex bilood oo xiriir ah, qarash bandanna waan galshay,” yiri Saleemaan.

Shide Cawaale Good oo isna ka mid beeralayda Xaliimaale oo beertiisa ay waxyeello ka soo gaartay ayaxa ayaa wuxuu sheegay in ayaxu uu ahaa mid hawada dhan qariyay.

Markii I dulmaraayay ayax, waxay ahayd sida aniga oo har hoos jooga, xitaa ma aanan arkayn qarraxda,” ayuu yiri Shide,

Wuxuu tiiraanyo ka muujiyay qasaaraha ka soo gaaray.

“Kolay kolka uu dalagu soo baxo, siyaabo badan baa loo isticmaalaa, marka uu garawgu dadka ka goosto, qoysas badan baa ku noolaada, kolka laga tago garawga, caleenta waxa ku noolaada geela iyo lo’ da  iyo munaafacaad badan lixbilood oo dhan baa lagaga baxaa,” ayuu yiir Shide.

Waxaa uu sheegay in dalagga u saarnaa beertiisa uu beeray bishi toddoobaad halka qaarna uu beeray billowgi bishan sagalaad.

Cabdi Suldaan oo beer ku leh deegaanka Xaliimaale ayaa qaba in Ayax uu  ka awood badan yahey kii hore.

Previous Post

IDAACADDA MAANTA TALAADO 1 –OCT–2019

Next Post

Haween ka faa’iiday ganacsiyo looga hirgeliyay Kismaayo

Related Posts

Qiimo kororka shidaalka iyo canshuur dheeri ah oo nolol xumo galiyay danyarta Hargeysa
Cunto-Yaraanta

Qiimo kororka shidaalka iyo canshuur dheeri ah oo nolol xumo galiyay danyarta Hargeysa

September 1, 2026
Dad colaad ka barakacay oo cuno yari, hoy xumo iyo waxbarasho la’an ku wajahaya Sanaag
Wararkii u Danbeeyay

Dad colaad ka barakacay oo cuno yari, hoy xumo iyo waxbarasho la’an ku wajahaya Sanaag

August 31, 2026
Qoysas nugul oo ku xoolo beelay roob la’aanta oo ku biiray xero ku taalla Gaalkacyo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas nugul oo ku xoolo beelay roob la’aanta oo ku biiray xero ku taalla Gaalkacyo

August 28, 2026
Xoogsato laga hor istaagay shaqadooda oo Baydhabo ku wajahaya nolol xumo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Xoogsato laga hor istaagay shaqadooda oo Baydhabo ku wajahaya nolol xumo

August 27, 2026
Hargaysa: Nolol xumo ka dhalatay shaqo joojin lagu sameeyay dad ku tiirsanaa sarifka lacagaha
Cunto-Yaraanta

Hargaysa: Nolol xumo ka dhalatay shaqo joojin lagu sameeyay dad ku tiirsanaa sarifka lacagaha

August 25, 2026
Kalluumeysto barakac ku ah Muqdisho oo ka cabanaya xirfad la’aan ka dhan ah shaqadooda
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Kalluumeysto barakac ku ah Muqdisho oo ka cabanaya xirfad la’aan ka dhan ah shaqadooda

August 24, 2026
Next Post
Haween ka faa’iiday ganacsiyo looga hirgeliyay Kismaayo

Haween ka faa'iiday ganacsiyo looga hirgeliyay Kismaayo

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 02-SEP-2026

IDAACADDA 02-SEP-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 02-SEP-2026
Episode play icon
IDAACADDA 02-SEP-2026
September 2, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 01-SEP-2026
September 1, 2026
Episode play icon
IDAACADDA MAANTA 31-AUG-2026
August 31, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 30-AUG-2026
August 30, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 29-AUG-2026
August 29, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo