Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Haween ku nool Muqdisho oo ka faa’iidaystay wax-barashada dadka waawayn

Radio Ergo by Radio Ergo
August 22, 2019
in Barakacayaasha iyo Qaxootiga, Wararkii u Danbeeyay
0
60 KA MID AH ARDAYDA BARAKACAYAASHA GAROOWE OO HELAY WAXBARAHO DUGSI DHEXE OO LACAG LA’AAN AH

Kaydka sawirrada/Ergo

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

(ERGO) – Boqol iyo labatan haween ah oo isugu jira dad barakacay iyo kuwo deegaanka ah ayaa ka faa’iideysanaya waxbarashada dadka waaweyn oo uu sameynayo iskuulka Maxamuud-Mire oo ku yaalla degmada Waaberi ee gobolka Banaadir.

Waxbarashaddan oo socota muddo lix bilood ah waxaa haweenka la baraa Af-Soomaali iyo xisaab. Sahro Jaamac Xasan oo ka mid ah macalimiinta iskuulka ayaa Raadiyow Ergo u sheegtay in haweenka ay u sameeyen kulamo wacyigelin ah qaarkoodna loogu tagay guryahoda si loogu dhiiro galiyo waxbarashada sidaasna ay ku bilaabatay.

Sahro ayaa sheegtay in barnaamijka iskuulka oo si bilaash ah wax ku bara carruurta iyo haweenka ay ka taageereen hay’adda Save the Children iyo Wasaradda waxbarashadda ee dowladda Federalka. Bugaagta iyo qalinka waxaa dadkan ku taagera islkuulka Maxamuud Mirre.

“Waxaan u sameyay xilli la soo galo oo aan isku fahano ileen waalidku waa ay shaqeystaan, sabti axad isniin talaado sida ciyaalka ayay wax u bartan muddo labo saac ayay ila jogaan, maalinta arbacada oo kale cashir ma qoro, cashiradii aan siyay ayaan ku soo celiyaa in qofta maskaxdeeda ay gashay iyo in kale,” ayay tiri Sahro.

Sahro kale oo ina Aadan Maxamed oo 44 jir ah kana mid ah haweenka wax ka barta iskuulka Maxamuud Mire ayaa sheegtay in aysan ka hor iskuulkan waxna qori jirin waxna aqri jirin balse hadda ay fahantay sida wax loo qoro waxna loo aqriyo waxaan.

“Hadan B iyo T baranay oo aan moobileda bartay Alxamdulilaahi ayaan taganahay aniga mobile meel laga maro ma aqoonin intii B iyo T macalin Sahro ii bilowday ayaan micnihiisa ogaday magaca ma aqoonin, soo dhicitanka ayaan qaban jiray hadda waan dirsan karaa intaas ayaa faa’iido ii ah,” ayay tiri Sahro Aadan Maxamed

Sahro iyo shan carruur ah oo ay dhashay waxay ku nool yihiin xero barakac oo ku dhow iskuulka Maxamuud Mirre ee degmada Waaberi, waxayna carruurteda oo aabahood ay kala tageen ku biishaa shaqo dhar dhaqis ah oo ay gelinka hore qabato.

Maxamed Xasan Cali waa mid kamid ah labada wiil ee Sahra u dhigta iskuulkan waxa uu hadda yahay fasalka shanaad ee dugsiga dhexe, waxa uu ku faraxsanahay in isaga iyo hooyadiis ay wax wada bartaan.

“Hooyaday maalintii waxay soo gashaa toddobo saac, waxa ay ka baxdaa sagaal saac. Isbadal weynaa ku imaaday tusaale marka ay u baahan tahay qof dibadahaas jiro in ay internet kala xiriirto, marka qadka ay galeysaa kaddib meesha ayay kala xariireysaa qoraal ama wicitaan,” ayuu yiri Maxamed.

Aamina Aadan Sheegow waxay barataa Afsoomaali iyo Xisaab, waxay sheegtay in labo bil ka hor ay bilowday waxbarashaddan taaso ay ku dhiiro galiyeen maamulka iyo macalimiinta iskuulka Maxamuud Mirre oo ay horay ugu dhiganayeen labo gabdhood oo ay dhashay.

“Ilmahayga waxbarasho ayay ku jiraan, anigana waxbarasho ayaan ku jiraa, dadka mar hore galay maahi aniga mar dhaw ayaan soo galay, meshaan ayaan degganahay qaxooti ayaan nahay mar dhaw ayaa la i dhahay waxbarashada gal anigana waan isku dhiiro galiyay galabley ayaan iska dhigtaa hadda, in aan wax barto ayaan rabaa” ayay tiri Aamino.

Aamino oo horay u aheyd xoolo-dhaqato-beeraley waxay abaar uga soo barakacday gobolka Shabeellada Hoose.

Previous Post

IDAACADDA MAANTA KHAMIIS 22-AUG-2019

Next Post

Bandhiga Buugaagta Muqdisho oo sanadkan diiradda lagu saaray waxbarashada

Related Posts

Burbur ganacsi iyo nolol xumo ka dhashay hakad ku yimid isticmaalka lacagta dalka
Wararkii u Danbeeyay

Burbur ganacsi iyo nolol xumo ka dhashay hakad ku yimid isticmaalka lacagta dalka

May 5, 2026
Gaalkacyo: Nolol xumo ka dhalatay waalidiin xabsi ku mutaystay daymo lagu yeeshay
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Gaalkacyo: Nolol xumo ka dhalatay waalidiin xabsi ku mutaystay daymo lagu yeeshay

May 1, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Nolol xumo ka dhalatay qaxootiga Dhadhaab oo laga jartay gunno gargaar oo la siin jiray

April 28, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas nolol xumo ku wajahaya Baydhabo markii laga gubay beero iyo kayd raashin

April 24, 2026
Cadaado: Haween nolosha qoysaskooda ka maarayn jiray iibinta Khudaarta oo shaqo la’an noqday markii ay saameysay fatahaadda webiga shabeelle
Cunto-Yaraanta

Haweenka khudaarta ku iibiya Kismaayo oo wajahaya suuq xumo cuno yari biday

April 23, 2026
blank
Beeraha Iyo Xoolaha

Roob la’aan sababtay dhaqaale xumo iyo dayn la’aan nolol xumo biday reer miyiga Galgaduud

April 22, 2026
Next Post
Bandhiga Buugaagta Muqdisho oo sanadkan diiradda lagu saaray waxbarashada

Bandhiga Buugaagta Muqdisho oo sanadkan diiradda lagu saaray waxbarashada

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 04-MAY-2026

IDAACADDA 04-MAY-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 04-MAY-2026
Episode play icon
IDAACADDA 04-MAY-2026
May 4, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 03-MAY-2026
May 3, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 02-MAY-2026
May 2, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 01-MAY-2026
May 1, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 30-APR-2026
April 30, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo