Deegaanka ma laha xarun caafimaad, waxayna waalidiinta ay carruurtoda ku daweeyaan biyo lagu kariyo geedka mareerka la yiraahdo, oo ay ku uumiyaan, uguna qubeeyaan, waxay sidoo kale isticmaalaan maro qoyan oo ay saaraan ilmaha si ay qandhaha uga jabiyaan. Leyla Cabdi Maxamed ayaa warbixintan soo jeedinaysa.