600 oo qoys oo beeraley ah oo uu barakaciyey dagaal u dhexeeya ciidamada dowladda federaalka ee Soomaaliya iyo Al-Shabaab, oo ka dhacay deegaanka Basra oo ka tirsan degmada Balcad ee gobolka Shabeellaha dhexe ayaa toddobaadkan gaaray kaamka Nasteexo oo ku yaalla degmada Kaxda ee magaalada Muqdisho.
Weriyaha Raadiyo Ergo ee Muqdisho, Maxamed Cabdi Xasan ayaa warbixintan faahfaahinaya.