Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dhadhaab: Adeegyada xeryihii la xiray ee IFO2 iyo Kaabi caws oo lagu wareejiyey maamulka Garisa

Radio Ergo by Radio Ergo
July 20, 2018
in Barakacayaasha iyo Qaxootiga, WARBIXINNO MAQAL AH
0
Dhadhaab: Adeegyada xeryihii la xiray ee IFO2 iyo Kaabi caws oo lagu wareejiyey maamulka Garisa

Isbtaalka IFO2 ee lagu wareejiyey maamulka gudaha/Sawir/Axmed Yogol/Ergo

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

Laba xero oo ka tirsanaa xeryaha qaxootiga ee Dhadhaab oo si rasmi ah loo xiray, dadkii ku jirayna qaybi u noqotay Soomaaliya, kuwa kalena xeryaha kale loo wareejiyey ayaa adeegyadii bulshada ee ku yaalay sida iskuuladii, ceelashii biyaha, goobihii caafimaadka iyo xaafiisyadii hay’addaha gargaarku shaqayn jireen lagu wareejiyey maamulka dawladda Gaarisa.

Xerada Kambicaws waxaa la xirey bisha Maarso 2017 waxaa ku yaalay 3 iskuul hoose dhexe, xarun caafimaad, waxaa xafisyo ku lahaa ku dhawaad toban hayadaha samafalka ah. Xeradaas waxaa la aasaasay 2011 xiliga abaartii dadku ku soo qaxeen xeryaha, dadkii ku jirayna waxay si iskood ah dib ugu labteen Soomaaliya. Xerada IFO2 waxaa ku yaalay 10 Dugsi hoose dhexe, hal dugsi sare, 7 matoor oo kuwa biyaha laga cabo ah, isbitaal weyn oo casri ah oo u dhameytirnayaan agabkii isbitalada caalamiga iyo xafiisyadii hay’aduhu ku shaqaynayeen.

Dhammaan goobahan adeegyadu waa kuwo haray xeryahaas, waxaana shalay si rasmi ah hay’adda qaxootiga qaramada Midoobay ee UNHCR ugu wareejisay ismaamulka Garisa oo xeryaha Dhadhaab maamul ahaan ka tirsan yihiin.

Waxaana maamul goboleedka Garisa sheegay in adeegyadaan ay ka faa’iidaysan doonaan dadka gudaha, ayna qorshaynayaan inay sidoodii u sii shaqeeyaan. Waxaana arrinaan Ergo uga waramay Ciise Oyow oo ah wasiirka biyaha ee ismaamulka Garisa.
Halkaan hoose ka dhegeyso waraysiga
wareysi wasiirka biyaha ismaamulka Garisaa

Previous Post

Beledweyne: Lacagta shillin Soomaaliga la diiday oo saamayn ku yeelatay dan yarta iyo xoolo dhaqatada

Next Post

Shillinka Soomaaliga oo Beledweyne laga diiday oo saamayn ku yeeshay xoolo dhaqatada

Related Posts

blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dhadhaab: Dhallinyaro qaxooti ah oo hirgaliyay ganacsiyo beddelay noloshooda

May 20, 2026
Shabeellaha dhexe: Qoysas ka baxay nolosha barakaca markii la siiyay dhaqaale iyo tababar
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Shabeellaha dhexe: Qoysas ka baxay nolosha barakaca markii la siiyay dhaqaale iyo tababar

May 18, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Mudug: Dad roob yari ku cayroobay oo xeryo ku yaalla deegaan Xarfo ku wajahaya nolol xumo

May 15, 2026
Gaalkacyo: Nolol xumo ka dhalatay waalidiin xabsi ku mutaystay daymo lagu yeeshay
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Gaalkacyo: Nolol xumo ka dhalatay waalidiin xabsi ku mutaystay daymo lagu yeeshay

May 9, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Haween shaqooyin adag ka qabta Muqdisho oo maareeyay nolosha qoysaskooda

May 6, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Nolol xumo ka dhalatay qaxootiga Dhadhaab oo laga jartay gunno gargaar oo la siin jiray

April 28, 2026
Next Post
Beledweyne: Lacagta shillin Soomaaliga la diiday oo saamayn ku yeelatay dan yarta iyo xoolo dhaqatada

Shillinka Soomaaliga oo Beledweyne laga diiday oo saamayn ku yeeshay xoolo dhaqatada

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 05-JUN-2026

IDAACADDA 05-JUN-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 05-JUN-2026
Episode play icon
IDAACADDA 05-JUN-2026
June 5, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 04-JUN-2026
June 4, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 03-JUN-2026
June 4, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 02-JUN-2026
June 2, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 01-JUN-2026
June 1, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo