In ka badan 20 carruur ah ayaa cudurka jadeecada looga daweynayaa isbitaalka hooyada iyo dhallaanka ee Banaadir. Carruurtaan waxaa isbitaalka la keenay labadii toddobaad ee u dambeeyay. Dhammaantood ma qaadan wax tallaal ah.
Sidoo kale waxa jiro kiisas dhimasho oo ah carruur ay jadeecadu haleeshay sida ay Radiyo Ergo u sheegeen saraakiisha caafimaadka ee isbitaalki. Warbixintaan oo faahfaahsan waxaa inoo haya weriyaheenna Muqdisho Munasar Maxamed Cabdi.
waa xiriirinta warbixinta Munasar soo dirayo








