Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Beeraha Iyo Xoolaha

Beeralayda Buuhoodle oo dadaal ugu jira inay ka soo kabtaan abaartii

Radio Ergo by Radio Ergo
November 23, 2017
in Beeraha Iyo Xoolaha, Wararkii u Danbeeyay
0
Beeralayda Buuhoodle oo dadaal ugu jira inay ka soo kabtaan abaartii

Sawir/kaydka/Ergo

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter
blank
Sawir/kaydka/Ergo

Degmada Buuhoodle ee gobolka Togdheer oo nolol ahaan dadku xoolo dhaqashada ku tiirsanaayeen, waxaa sanadihii danbe ka bilaamay tacabka beeraha, degaankaan oo ah dhul helitaanka biyaha ay ku yar yihin waxay keentay in abaartii sanadkaan ay qalajisay dhul beereedkii.

Sida uu Ergo u sheegay Cabdilaahi Jaamac oo wasaradda beeraha Puntland u qaabilsan Buuhoodle Beeralayda ayaa beeran jiray dalagyada Masagada, Geleyda, sisinta, Qudaarta noocyadeed iyo geed miroodka ay ka mid yihiin saytuun, liindhanaan, cambaha iyo calafka xoolaha, waana kuwo wada qalalay hadda.

“Abaaraha ka hor waxaa jiray 52 beerood oo isugu jirey kuwo cusub iyo kuwo ilaa dawladii hore jirey ilaa 10 kii sano ee u danbeeyey deegaanka beerashada dad badan ayaa nolol ahaan ku xirmay, dhamaan beerahaasi hadda waxaa kasii jira wax yar  15 beerood oo aan waxba kasoo go’in sanadkii ugu danbeeyey”, ayuu yiri.

Faarax Cabdi oo ah nin beeralay ah, sidookalena ah gudoomiyaha iskaashatada beeralayda degmada ayaa Ergo u sheegay in isagu laba beerood oo uu lahaa, oo 4 higtar ah, ayna qalaleen gebi ahaanba qalaleen dhirta waaweyn sanadkaan.

“Waxaa ii beeraa 120 geed oo geed mirood ah, 80 geed oo saytuun iyo liin ah iyo inta kale oo canbe ahayd, muddo 10 sano ahna dhirtaasi way jirtay, haddana way qalaleen, markii roobka da’ay 40 geed ayaan arkay oo caleemo bixiyey, intii kalese xaabo qalaalan ayey noqdeen”, ayuu yiri:

warbixintoo dhamays tiran ka dhegeyso lifaaqa codka ee kore

https://radioergo.org/wp-content/uploads/2017/11/Warbixin-xaaladaha-beeraha-Buuhoodle-.mp3

 

Previous Post

Reer miyiga Mudug oo hakiyay xoolihii ay seyladda geyn jireen si ay roobka uga faa’ideystaan

Next Post

Xarunta lagu daaweeyo cudurada dhimirka ee Baydhabo oo la keenay dad miyiga la keenayo

Related Posts

Dalag biyo la’aan awgeed u qalalay oo hubanti la’aan cunno biday beeraleyda Afgooye
Beeraha Iyo Xoolaha

Dalag biyo la’aan awgeed u qalalay oo hubanti la’aan cunno biday beeraleyda Afgooye

September 7, 2026
Qoysas laga raray xeryo ku yaalla Kismaayo oo ka cabanaya shaqo la’aan iyo nolol xumo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas laga raray xeryo ku yaalla Kismaayo oo ka cabanaya shaqo la’aan iyo nolol xumo

September 3, 2026
Qiimo kororka shidaalka iyo canshuur dheeri ah oo nolol xumo galiyay danyarta Hargeysa
Cunto-Yaraanta

Qiimo kororka shidaalka iyo canshuur dheeri ah oo nolol xumo galiyay danyarta Hargeysa

September 1, 2026
Qoysas nugul oo ku xoolo beelay roob la’aanta oo ku biiray xero ku taalla Gaalkacyo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas nugul oo ku xoolo beelay roob la’aanta oo ku biiray xero ku taalla Gaalkacyo

August 28, 2026
Xoogsato laga hor istaagay shaqadooda oo Baydhabo ku wajahaya nolol xumo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Xoogsato laga hor istaagay shaqadooda oo Baydhabo ku wajahaya nolol xumo

August 27, 2026
Hargaysa: Nolol xumo ka dhalatay shaqo joojin lagu sameeyay dad ku tiirsanaa sarifka lacagaha
Cunto-Yaraanta

Hargaysa: Nolol xumo ka dhalatay shaqo joojin lagu sameeyay dad ku tiirsanaa sarifka lacagaha

August 25, 2026
Next Post
Xarunta lagu daaweeyo cudurada dhimirka ee Baydhabo oo la keenay dad miyiga la keenayo

Xarunta lagu daaweeyo cudurada dhimirka ee Baydhabo oo la keenay dad miyiga la keenayo

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 07-SEP-2026

IDAACADDA 07-SEP-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 07-SEP-2026
Episode play icon
IDAACADDA 07-SEP-2026
September 7, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 06-SEP-2026
September 6, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 05-SEP-2026
September 5, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 04-SEP-2026
September 4, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 03-SEP-2026
September 3, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo