Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Ka qayb qaado tartankaan UNHCR haddaad tahay barakace ama qof qaxooti ah

admin by admin
June 29, 2015
in Barakacayaasha iyo Qaxootiga
0
Dad cudurka Jadeecada ugu dhintay gobolka Bakool

Photo | sawir/kaydka/Ergo

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

Hay’adda qaxootiga Qaramadda midoobay ee UNHCR xafiiskeeda Soomaaliya waxay munaasabada Maalinta qaxootiga aduunka ee 20 Juunyo 2015 daah furaysaa tartan Gabay, Farshaxan, Muusig iyo Tabinta sheeko ciwaankeeduna yahay, “Sida xal waara loogu heli karo laguna soo afmeeri karo barakaca dadka Soomaaliyeed.”
Muxuu yahay himilooyinkooda iyo riyooyinkooda mustaqbalka, waa maxay talaabooyinka iyo xalalka lagu soo afmeerayo barakaca, barakacayaasha ma ku laaban karaan Soomaaliya ama ma ku nagaan karaan halka ay joogaan?

Tartankaan waxaad uga qayb qaadan kartaa Gabayo, Farshaxanka, Muusiga iyo Tabinta Sheeko, wuxuuna u furanyahay dadka ku nool ama ay saameysay barakaca gudaha iyo banaanka Soomaaliya. Ka qaybgal adigoo ku muujinaya qoraal, farshaxan muuqda ciwaanka ah:”Muxuu yahay Xalalka Waara si loo soo afjaro barakaca dadka Soomaaliyeed.”

Wax yaabaha lasoo diray waa iney adigu samaysay, waana inaad kusoo dirtaa UNHCR Soomaaliya ugu danbayn Isiniinta 20 Juulaay 2015. Xusuusnow inaad ku xusto magacaaga, halka aad joogto iyo meelaha lagaala soo xiriirikaro marka aad emailka ku soo dirayso.

Kusoo dir gabayga: 1 fariin gaaban/ugu badnaan 140 Xuruuf -­R08; Soomaliya gudaheeda uga soo dir, lambarkan bilaashka  ah 3-­R08;4-­R08;5.

Maqaal:  ugu  badnaan.  500  eray  (English  ah)  –   Maqaal sawir: Ugu yaraan. 5 sawir oo qoraal lasocdo -­R08;  Muuqaalka fiidowga ugu badnaan 5mb.

Muusig: Linki ama MP3 feyl (ugu badnaan 5 MB) -­R08.

Dhamaan macluumaadkaad kaga qayb geleyso tartanka ku dir: infosomalia@unhcr.org  wixii dheeriyana ka fiiri linkigaan hoose http://data.unhcr.org/horn-of-africa/country.php?id=197

Previous Post

12 Jir caseeye ah oo ka qayb qaatay gurmadka loo samaynayo dadka ka soo cararaya yemen

Next Post

Waraabe carruur cunay

Related Posts

Qoysas laga raray xeryo ku yaalla Kismaayo oo ka cabanaya shaqo la’aan iyo nolol xumo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas laga raray xeryo ku yaalla Kismaayo oo ka cabanaya shaqo la’aan iyo nolol xumo

September 3, 2026
Xoogsato laga hor istaagay shaqadooda oo Baydhabo ku wajahaya nolol xumo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Xoogsato laga hor istaagay shaqadooda oo Baydhabo ku wajahaya nolol xumo

August 29, 2026
Qoysas nugul oo ku xoolo beelay roob la’aanta oo ku biiray xero ku taalla Gaalkacyo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas nugul oo ku xoolo beelay roob la’aanta oo ku biiray xero ku taalla Gaalkacyo

August 28, 2026
Kalluumeysto barakac ku ah Muqdisho oo ka cabanaya xirfad la’aan ka dhan ah shaqadooda
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Kalluumeysto barakac ku ah Muqdisho oo ka cabanaya xirfad la’aan ka dhan ah shaqadooda

August 24, 2026
Beeraley colaad uga cararay dalagyo u soo go’ay oo nolol xumo ku wajahaya Baydhabo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Beeraley colaad uga cararay dalagyo u soo go’ay oo nolol xumo ku wajahaya Baydhabo

August 10, 2026
Mandheera: Qoysas ka soo kaban waayay fatahaad baabi’isay beerahooda
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Kalluunka laga jillaabto webiga oo badbaado kumeel-gaar ah u ah beeralayda Baarsanguuni

August 6, 2026
Next Post
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

Waraabe carruur cunay

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 21-SEP-2026

IDAACADDA 21-SEP-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 21-SEP-2026
Episode play icon
IDAACADDA 21-SEP-2026
September 21, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 20-SEP-2026
September 20, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 19-SEP-2026
September 19, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 18-SEP-2026
September 18, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 17-SEP-2026
September 17, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo