Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Cunto-Yaraanta

BEERALEYDA HIIRAAN OO KA CABANAYA CAYAYAAN

admin by admin
December 23, 2014
in Cunto-Yaraanta
0
BEERALEYDA HIIRAAN OO KA CABANAYA CAYAYAAN
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

Beeraleyda ku nool tuulooyinka kala ah Garaash, Hiiraan iyo Leebow oo 25 km dhanka waqooyin ka xiga magaalada Beledwayne ayaa sheegaya in wax soosaarka beerahooda sanadkan ay ragaadiyeen roob yari iyo cayayaan isbiirsaday.

Cumar Ibraahim Faarax oo ka mid ah beeraleyda tuulooyinkaas ayaa u sheegay Raadiayaha Ergo in wax soo saarka beerah uu hoos u dhacay kadib markii ay haleeleen cudurro ay ka mid tahay malabisada, cayayaanka sida diiratada, xajiinta, cawska loo yaqaan jaanka oo dhibaato u geysta balka, geed jinniga iyo  roob yarida sanadkan.

Wuxuu intaa ku daray in cayaanka qaarkood ay keenaan in beertu qalasho halka qaarna ay galaan abuurka oo uu sidaasi ku baabo, beeraleey badan ayaa sanadkan aan helin dallag fiican waxayna ku tiirsan yihiin biyaha roobka oo kaliya.

Mukhtaar Xasan Cabdi ayaa Ergo u sheegay in haddii ay helaan qalab iyo dawooyin ay soosaari karaan dallag  tayo fiican leh oo ku filan dadka deegaannadaas ku nool haddii kale xaaladduu ay sii xumaan karto.

Abuukar Daa’uud Guure waa gudoomiyaha tuulada Hiiraan wuxuuna u sheegay Ergo in tuulada Hiiraan oo kaliya ay ku nool yihiin in ka badan 500 oo qoys oo noolashoodu ku tiirsan tahay wax soo saarka beeraha haddii la waayana ay noolashu ku adkaan karto, wuxuu intaa raaciyey, “dadku cashar ayey ka barteen abaartii dhacaday 2011 oo hadda waxaa jira  kaydad ay dhigteen laakiin maaha mid ku filan waayo xoolaha iyo dadkuba waxay u baahan yihiin cunno  waxaana laga helaa waa  beeraha,” ayuu yiri.

Beeraleeyda tuulooyinkan ayaa dabcada dallagyo ay ka mid tahay masagada.

Maxamed Cismaan Makaraan

Previous Post

CEELBUUR: CARRUUR AY SOO RITEEN CUDURO KALA DUWAN

Next Post

CARRUUR HESHAY WAXBARASHO BILAASH AH

Related Posts

Beeraley colaad uga cararay dalagyo u soo go’ay oo nolol xumo ku wajahaya Baydhabo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Beeraley colaad uga cararay dalagyo u soo go’ay oo nolol xumo ku wajahaya Baydhabo

August 10, 2026
Somalia news, Latest news, Drought, Somali news, Mogadishu live news
Beeraha Iyo Xoolaha

Xoolo-dhaqato ku wajahaya Somaliland cunno xumo, go’doon iyo roob la’aan

August 7, 2026
Mandheera: Qoysas ka soo kaban waayay fatahaad baabi’isay beerahooda
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Kalluunka laga jillaabto webiga oo badbaado kumeel-gaar ah u ah beeralayda Baarsanguuni

August 6, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas ku hanti beelay colaad oo Muqdisho ku wajahaya nolol xumo

August 5, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Cunno xumo, hoy la’aan iyo dayac ku haysta Baladwayne qoys la barakiciyay

August 3, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Shaqo la’aan ku dhacday dad xeryaha Gaalkacyo ka samayn jiray wacy-galin bulsho

August 2, 2026
Next Post
CARRUUR HESHAY WAXBARASHO BILAASH AH

CARRUUR HESHAY WAXBARASHO BILAASH AH

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 15-AUG-2026

IDAACADDA 15-AUG-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 15-AUG-2026
Episode play icon
IDAACADDA 15-AUG-2026
August 15, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 14-AUG-2026
August 14, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 13 AUG-2026
August 13, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 12-AUG-2026
August 12, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 11-AUG-2026
August 11, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo