Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Caafimaadka

CARRUUR HESHAY WAXBARASHO BILAASH AH

admin by admin
December 24, 2014
in Caafimaadka
0
CARRUUR HESHAY WAXBARASHO BILAASH AH

Photo | Sawir/keyd/Ergo

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

Ku dhawaad 200 oo arday oo ka soo jeeda qoysaska dan yarta ah ee ku sugan degmada Dhuusamareeb ee gobolka Galgaduud ayaa ka faa’ideystay dugsi hoose oo ay gacanta ku hayaan dhallinyaro iskood isku abaabulay.

Arwaax Cabdullaahi Siyaad wuxuu ka mid yahay dhallinyarada wax ku baratay gobolka waxna ka aasaasay dugsigan, mar uu la hadlay Raadiyaha Ergo wuxuu sheegay in barnaamijkan ay ugu talagaleen inay ka faa’ideystaan carruurta ka soo jeeda qoysaska aan awoodin lacagaha lagu dhigto iskuullada si carruurtu uga badbaadaan inay qaadaan wadooyin aan fiicnayn.

“Iskuulka ayaa hadda degan mid ka mid ah xarumihii hore ee iskuulladii dawladii dhexe oo aan dayac tirnay dhammaan macalmiinta iyo gacan ku ahynta waxaa iska kaashada ardayda dhigata dugsiyada sare iyo kuwa horay uga baxay, muddo laba sano ah ayaan wadaan hawshan,” ayuu yiri.

Nasro Nuur Maxmed waxay ka mid tahay 104 gabdho ah oo dhigta dugsigan bilaashka ah waxayna Erguosheegtay in ay heshay xilli ay aad ugu baahnayd waxbarshada waalidkeedna uusan awdoodin dhaqaalaha ku baxaya.

Amino Tahliil waa hooyo ay laba gabdhood u dhigtaan islkuulkan waxayna aad u soo dhawaysay arrintan ayadoo tilmaantay inay fursad u tahay carruurta iyo waalidka.

Iskuulkan waxaa la furay sanadkii 2013, goobaha waxbarasha a Soomaaliya ee iminka jira waxay u badan yihiin kuwo gaar loo leeyahay oo lagu dhigto lacago taasoo caqabad ku ah dadka barakacay iyo dan yarta.

Maxmuud Cabdi Diirshe

Previous Post

BEERALEYDA HIIRAAN OO KA CABANAYA CAYAYAAN

Next Post

CARRUUR JADEECO UGU GEERIYOOTAY BARDAALE

Related Posts

blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Umulisooyin daryeel iyo talooyin caafimaad u sameeya haweenka ku nool Dhadhaab

January 13, 2026
blank
Caafimaadka

Nolol xumo iyo daryeel la’aan isku biirsaday qoys ku nool Shabeellaha dhexe

December 1, 2025
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dayac iyo nolol xumo haysata dadka qaba xaaladda dhimirka ee ku nool Dhadhaab

November 3, 2025
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dhibaato ka dhalatay xarumo caafimaad oo ka xirmay dad barakac ku ah Baydhabo

September 8, 2025
Adeeg la’aan caafimaad oo ka dhalatay 20 isbitaal oo ku xirmay colaadda Hiiraan
Caafimaadka

Adeeg la’aan caafimaad oo ka dhalatay 20 isbitaal oo ku xirmay colaadda Hiiraan

September 4, 2025
Shabeellaha Hoose: Haweenka ku jira xilliga foosha oo wajahaya gargaar la’aan caafimaad
Caafimaadka

Shabeellaha Hoose: Haweenka ku jira xilliga foosha oo wajahaya gargaar la’aan caafimaad

July 21, 2025
Next Post
CARRUUR JADEECO UGU GEERIYOOTAY BARDAALE

CARRUUR JADEECO UGU GEERIYOOTAY BARDAALE

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 25-MAY-2026

IDAACADDA 25-MAY-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 25-MAY-2026
Episode play icon
IDAACADDA 25-MAY-2026
May 25, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 24-MAY-2026
May 24, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 23-MAY-2026
May 23, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 22-MAY-2026
May 22, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 21-MAY-2026
May 21, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo