Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Caafimaadka

CEELBUUR: CARRUUR AY SOO RITEEN CUDURO KALA DUWAN

admin by admin
December 22, 2014
in Caafimaadka
0
CEELBUUR: CARRUUR AY SOO RITEEN CUDURO KALA DUWAN
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

Carruurta ku sugan tuulada Ceel-shiil oo degmada Ceelbuur ee gobolka Galgaduud u jirta 16 km dhanka waqooyi, ayaa lagu soo warramayaa inay soo ridanayaan cudurada kala ah jadeecada, shubanka iyo duumada sida uu idaacadda Ergo ugu warramayo Axmed Jimcaale oo ka mid ah dadka deegaanka oo wareysi siiyey weriyaha Radio Ergo ee magaalada Gurceel, wuxuuna waydiyey imisa carruur ah ayey cududradan soo riteen.

Axmed: Inta aan hadda ognahay 13 carruur ah oo qaarkood xaaladoodu liidata.

Ergo: Maxay yihiin cudurada ku dhacaya carruurta?

Axmed: Waa jadeeco, shuban biyood iyo duumada.

Ergo: Goormaa cuduradan lagu arkay Ceel-shiil?

Axmed: Bishaan iyo bishii ka horreeysay way jireen 3 cudur, dadkuna ma haystaan xarumo caafimaad iyo dawooyin lagula tacaalo toona, waxaa intaa sii dheer in dad badan oo ka soo qaxay colaadaha ka jira degmada Ceelbuur ay deegaanka yimaadeen oo aan waxba haysan, carruurta qaarkood waxay ka soo jeedaan qoysaska soo barakacay, colaadaha jira awgood hay’adaha samafalku ma soo gaaraan deegaannadan.

Ergo: Haddii aysan jirin xarun caafimaad yaa xaqiijiyey cuduradan?

Axmed: Qaar ka mid ah carruurta ayaa loo qaaday magaalooyinka waxaana laga daaweeyey cuduradan aan kuu sheegayo, midda kale jadaceda waa cudur soo laablaabta marka calamadihiisa waa yaqaaniin dadku, laakiin wax dhaqtar ah oo cadeeyey ma jiro.

Ergo: Carrruuta xanuunsan waa imso jir?

Axmed: Waa 6 jir iyo inta ka yar baa u badan, inkasto dad waawayn ay ku jiraan.

Ergo: Maxaa sababay cuduradan?

Axmed: Sida aad ogtahay dadkan waxay ka soo barakaceen coladadaha waxayna biyo ka cabbaan ceelal gacan ku qod ah oo aan biyo nafiid ah lahayn, kolley waxaan umalaynay inay biyahaas iyo adeegga caafimaad xumo ee ka jira meesha iany keeneen xanuunada.

Ergo: Bal ka warran dhanka cunnada?

Axmed: Deegaanka waxaa daashaday colaado ku soo noqo noqaday marka cunna fiican ma jirto dadku way iska dhibaataysan yihiin.

Maxamuud Cismaan Cabdulle

Previous Post

BEERAHA YAANYADA EE JOWHAR OO CUDURO BAABI’IYEEN

Next Post

BEERALEYDA HIIRAAN OO KA CABANAYA CAYAYAAN

Related Posts

blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Umulisooyin daryeel iyo talooyin caafimaad u sameeya haweenka ku nool Dhadhaab

January 13, 2026
blank
Caafimaadka

Nolol xumo iyo daryeel la’aan isku biirsaday qoys ku nool Shabeellaha dhexe

December 1, 2025
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dayac iyo nolol xumo haysata dadka qaba xaaladda dhimirka ee ku nool Dhadhaab

November 3, 2025
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dhibaato ka dhalatay xarumo caafimaad oo ka xirmay dad barakac ku ah Baydhabo

September 8, 2025
Adeeg la’aan caafimaad oo ka dhalatay 20 isbitaal oo ku xirmay colaadda Hiiraan
Caafimaadka

Adeeg la’aan caafimaad oo ka dhalatay 20 isbitaal oo ku xirmay colaadda Hiiraan

September 4, 2025
Shabeellaha Hoose: Haweenka ku jira xilliga foosha oo wajahaya gargaar la’aan caafimaad
Caafimaadka

Shabeellaha Hoose: Haweenka ku jira xilliga foosha oo wajahaya gargaar la’aan caafimaad

July 21, 2025
Next Post
BEERALEYDA HIIRAAN OO KA CABANAYA CAYAYAAN

BEERALEYDA HIIRAAN OO KA CABANAYA CAYAYAAN

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 15-APR-2026

IDAACADDA 15-APR-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 15-APR-2026
Episode play icon
IDAACADDA 15-APR-2026
April 15, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 14-APR-2026
April 14, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 13-APR-2026
April 13, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 12-APR-2026
April 12, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 11-APR-2026
April 11, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo