Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Barakacyaal codsaday in laga caawiyo hoyga

admin by admin
October 13, 2014
in Barakacayaasha iyo Qaxootiga
0
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

Keydka sawirrada Ergo

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter
blank
Photo | Sawir/qaar ka mid ah barakacayaasha Jawle/Cabdiraxmaan Xaji/Erg

Dadkaan ayaa hay’addaha samafalku tiindhooyin uga dhiseen duleedka xeradda Jawle ee Garowe, xagaagii dabaysha badnaa iyo dab ayaa baa’biiyey 70 tiindho, dadka ayaa hadda ku hoos nool guryo ka samaysan kartoomo iyo haraadiga qalabka guryaha lagu dhisto.

Aamina Maxamed Ibrahim 2012 ayey ka soo barakacday Baydhabo, iyadoona ku biirtay Kaam Ajuuraan oo gubtay sanadkii hore, waxaana la dejiyey kaamkaan  Bishii Juune ee 2013.

Waxay ka wel wel qabtaa caafimaadka carruurteeda, hoyga oo ku xun iyadoo markay u waramayso weriyaha Ergo ee Garowe roob uu da’ayey, “anniga afar carruur ah ayaa ii joogta, gurigeenii dab ayaa baa’bi’iyey waana nala soo raray Dahaba Diiriye iskuulkeedii ayaana nala ag dejiyey, kadibna hay’ad ayaa na soo qaabishay teendho ayaa nala siiyey, tiindhadii hadda laba sano ayey jirtaa, dabayl ayaa jeex jeexday, jiingado dug ah ayaan saartay bushkii, roobkana ma celinayso waad u jeeda oo waa soo da’aysaa, roobku guriga ayuu noogu soo gelayaa.

Dadkaani waa dad dan yar ah, waxay cayrsadaan nolosha qoyskooda, ma helaan adeeg caafimaad, waxaa ku yar helitaanka biyaha nadiifta ah iyo musqulaha, Aamina ayaa ka codsatay  hay’addaha samafalka inay ka war hayaan xiligaan roobka oo laga caawiyo dhinaca hoyga, caafimaadka carruurtooda, iyadoo sheegtay in wakhtigaan oo kale ay dilaacaan cudurrada shubanka iyo qabowga.

Cali Nur Cali oo u dooda dadka barakacayaasha ah kana mid ah dadkan oo wax laga waydiiyey xaaladda dadkaan barakacay ayaa sheegay “dadka qaar bushash ayey ku nool yihiin, 224 qoysna tindhooyin jeex jeexan roobkana aan iska celin karin ku jiraan, tiindhooyinkaani waxay jiraan sanad iyo ka badan oo waa duugoobeen, qoraxdii ayaana nuglaysay, amaankeenu waa fiican yahay, dhibka ugu daranse shaqo ma haystaan dadku, dadku waxay ka soo fogaadeen magaladda, dad badan ayaa tindhooyinka isaga guuray oo dhistay bushash ay leeyihiin, tiindhooyinka hadda jeex jeexani waa 90.

Cali ayaa sheegay in dadku magalada markay ka soo fogaadeen ay ku waayeen shaqooyinkii yar yaraa ee ay ka heli jireen noloshooda, waxaan codsanaynaa in haddii hoy naloo helayo nala siiyo, waxaa jira dad waalan oo ku dhex xiran tiindhooyinka.

Dadkan ayaa cabashadoodu imanaysaa iyadoo hadda ay da’ayaan roobab xoogan oo nolosha dadka hoygoodu liita aysan iska celin karin.

Cabdiraxmaan Maxamed

Previous Post

Haweenka qoriley oo ka cabanaya cisbitaal la’an

Next Post

Wareysiga wasiiru-dowlaha wasaaradda arrimaha dibadda Soomaliya

Related Posts

blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas laga gubay hantidooda oo Shabeellaha hoose ku wajahaya xaalad nolol xumo

April 17, 2026
Jubbada hoose: Qoysas xoolo la’aan noqday oo nolol xumo ku wajahaya xeryo ay galeen
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Jubbada hoose: Qoysas xoolo la’aan noqday oo nolol xumo ku wajahaya xeryo ay galeen

April 13, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Danyar xamili waayay kirada guryaha oo xero ku taalla Hargaysa ku wajahaya nolo xumo

April 10, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dad ka barakacay colaadda Baydhabo oo dhibaato cunno xumo iyo hoy la’aan wajahaya

April 8, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Nolol xumo ka dhalatay biyo yari ku haysa Muqdisho in ka badan 12,000 oo qoys

April 6, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas ku xarooday xeryaha Baardheere oo la il-daran nolol xumo ka dhalatay dhaqaale la’aan

March 27, 2026
Next Post
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

Wareysiga wasiiru-dowlaha wasaaradda arrimaha dibadda Soomaliya

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 17-APR-2026

IDAACADDA 17-APR-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 17-APR-2026
Episode play icon
IDAACADDA 17-APR-2026
April 17, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 16-APR-2026
April 16, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 15-APR-2026
April 15, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 14-APR-2026
April 14, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 13-APR-2026
April 13, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo