Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Caafimaadka

Sool: Dad ku sumoobay hillib xoolaad

Radio Ergo by Radio Ergo
September 23, 2014
in Caafimaadka
0
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

Keydka sawirrada Ergo

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter
blank
Photo | Sawir/Cabdikariim/Ergo

Qoys ka kooban 12 qof oo ku sumoobay hilib ay cuneen lagana keenay miyiga deegaanka Qabri-bayax oo Laascaanood u jira 30 km dhanka bari ayaa lagu daweynayaa cisbitaalka guud ee magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool.

Dadka sumoobay waxay isgu jiraan 7 carruur ah, aabbaha qoyska iyo saddex dumar ah oo xaasaskiisa ah iyo haweeney qaraabo ah, qoyska ayaa ku sumoobay hilibka neef ay qasheen  kaasoo lagu muday daawada xoolaha kahor intii aysan qalan kadibna ay cuneen taasoo keentay inay sumoobaan.

“Waxaan u tagay 12ka qofba ayagoo wada jiifa oo qaarkood ay fuuq baxayaan kadib cisbitaalka ayaan u soo qaaday.”  Sidaa waxaa Ergo u sheegay Cismaan Jaamac oo daris la ahaa reerka sumoobay.

Dr Bile Xaaji Maxamuud  oo ah isku duwahaha cibitaalka guud ee Laascaanood ayaa sheegay in dadkan cibitaalka la soo gaarsiiyey iyaga oo ku jira xaalad miyir dabool ayna ku dadaaleen sidii loo badbaadin lahaa,

wuxuuna sheegay in 3 ka mid ah carruurta ay xaaladdoodu  aad u liidato balse xubnaha kale ee qoyska ay sidii hore dhaamaan.

Wuxuu intaa ku daray in dhammaan bahda caafimaadka ee gobolka Sool ay ku hawlan yihiin badbaadinta qoyskan gaar ahaan 3da carruurta ah ee xaaladdooda caafimaad ay liidato, inkasoo uu tilmaamay inaysan ahayn dawooyin ku filan oo lagula tacaalo sunta, bulshada ayuu ugu baaqay inay gargaar u fidiyaan qoyskan oo uu sheegay inay dhaqaalo ahaan liitaan.

Agaasimaha Isbitaalka laascaanood Fahiima Koosa- faare ayaa tiri: “Dadkan waxaa laga helay cudurro kale oo aan ahayn sunta waxayna u baahan  yihiin  daaweyn iyo daryeel caafimaad oo dheeraad ah, inkastoo aan xoogaa daawo ah ka helnay wasaaradda caafimaadka ee maamulka Somaliland balse mahan mid nagu filan”

Cabdikariim Cabdullaahi/FO

Previous Post

SOOL: DAD KU SUMOOBAY HILLIB XOOLAAD

Next Post

BEERALLEYDA JOWHAR OO U DIYAAR GAROOBAYA XILLIGA DEYRTA

Related Posts

blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Umulisooyin daryeel iyo talooyin caafimaad u sameeya haweenka ku nool Dhadhaab

January 13, 2026
blank
Caafimaadka

Nolol xumo iyo daryeel la’aan isku biirsaday qoys ku nool Shabeellaha dhexe

December 1, 2025
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dayac iyo nolol xumo haysata dadka qaba xaaladda dhimirka ee ku nool Dhadhaab

November 3, 2025
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dhibaato ka dhalatay xarumo caafimaad oo ka xirmay dad barakac ku ah Baydhabo

September 8, 2025
Adeeg la’aan caafimaad oo ka dhalatay 20 isbitaal oo ku xirmay colaadda Hiiraan
Caafimaadka

Adeeg la’aan caafimaad oo ka dhalatay 20 isbitaal oo ku xirmay colaadda Hiiraan

September 4, 2025
Shabeellaha Hoose: Haweenka ku jira xilliga foosha oo wajahaya gargaar la’aan caafimaad
Caafimaadka

Shabeellaha Hoose: Haweenka ku jira xilliga foosha oo wajahaya gargaar la’aan caafimaad

July 21, 2025
Next Post
BEERALLEYDA JOWHAR OO U DIYAAR GAROOBAYA XILLIGA DEYRTA

BEERALLEYDA JOWHAR OO U DIYAAR GAROOBAYA XILLIGA DEYRTA

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 17-APR-2026

IDAACADDA 17-APR-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 17-APR-2026
Episode play icon
IDAACADDA 17-APR-2026
April 17, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 16-APR-2026
April 16, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 15-APR-2026
April 15, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 14-APR-2026
April 14, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 13-APR-2026
April 13, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo