Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Cunto-Yaraanta

ROOB YARAANTA OO SAAMEYN KU YEELATAY BEERALLEYDA HIIRAAN

admin by admin
August 13, 2014
in Cunto-Yaraanta
0
ROOB YARAANTA OO SAAMEYN KU YEELATAY BEERALLEYDA HIIRAAN
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

Beeralleyda ku nool tuulooyin ka tirsan gobolka Hiiraan ayaa ka cabanaya saamayn ay ku yeelatay roob yaraanta sanadkan ka dhacday Soomaaliya, kuwaasoo inta badan beeraha tabcada xilli roobaadka.

Tuulooyinka kala ah Caadileey,Guryo-cadde,Hiiraan iyo Ilko-cadde iyo Jawiil  oo ka wada tirsan magaalada Beledweyne, kama soo go’in wax dalag ah sanadkan roobka oo aad u yaraa awgeed oo beeruhu aysan  helin biyo ku filan sida uu Ergo u sheegay Maxamed Cabduqaadir.

Wuxuu intaa ku daray in noolasha dadku  tahay mid liidata marka laga hadlayo  dhanka biyaha iyo wax soo saarka beeraha,waayo nooma dhawa webiga haddii aan isticmaali lahayn matoor ma haysanno qalab nagu filan oo  biyaha webiga looga soo jiido si beeraha loo waraabiyo.

Waxaa sidoo kale xaaladdoodu liidata xoolaha oo aan loo hayn wax la siiyo maaddaama lagu quudin jiray balka ka soo go`a beeraha mana jiro daaq kale oo xilligani ay cunaan waayo roob fiican haddii uusan di’in dhulka baad maleh.

Maxamed Cismaan/FO

Previous Post

Dadka ku nool tuulada towfiiq ee g, Mudug oo codsanaya in loo dhiso xarun caafimaad

Next Post

BAARINTAAN CAAFIMAAD OO BILAASH AH OO LOO SAMEYNAYO CARRUURTA DHIGATA DUGSIYADA HOOSE/DHEXE

Related Posts

blank
Cunto-Yaraanta

Qoysaska macalimiin shaqo la’aan noqday oo Baydhabo ku wajahaya nolol xumo

May 22, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Mudug: Dad roob yari ku cayroobay oo xeryo ku yaalla deegaan Xarfo ku wajahaya nolol xumo

May 15, 2026
Gaalkacyo: Nolol xumo ka dhalatay waalidiin xabsi ku mutaystay daymo lagu yeeshay
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Gaalkacyo: Nolol xumo ka dhalatay waalidiin xabsi ku mutaystay daymo lagu yeeshay

May 9, 2026
blank
Cunto-Yaraanta

Daad burburiyay gododka cusbada laga qodo oo saameeyay xoogsatada gobolka Afdheer

May 8, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Nolol xumo ka dhalatay qaxootiga Dhadhaab oo laga jartay gunno gargaar oo la siin jiray

April 28, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas nolol xumo ku wajahaya Baydhabo markii laga gubay beero iyo kayd raashin

April 24, 2026
Next Post
BAARINTAAN CAAFIMAAD OO BILAASH AH OO LOO SAMEYNAYO CARRUURTA DHIGATA DUGSIYADA HOOSE/DHEXE

BAARINTAAN CAAFIMAAD OO BILAASH AH OO LOO SAMEYNAYO CARRUURTA DHIGATA DUGSIYADA HOOSE/DHEXE

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 25-MAY-2026

IDAACADDA 25-MAY-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 25-MAY-2026
Episode play icon
IDAACADDA 25-MAY-2026
May 25, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 24-MAY-2026
May 24, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 23-MAY-2026
May 23, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 22-MAY-2026
May 22, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 21-MAY-2026
May 21, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo