Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Biyo la,aan ka jirta xerada barakacayaasha jawle ee Garoowe

Radio Ergo by Radio Ergo
August 22, 2014
in Barakacayaasha iyo Qaxootiga
0
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

Keydka sawirrada Ergo

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter
blank
Photo | Sawir/Cabdiraxman Maxamed/Ergo

Xaalad biyo la,aaneed ayaa  ka  jirtay 3 bilood ee la soo dhaafay xerada dadka barakacay ee Jawle ee magaalada Garoowe,kadib markii la xiray 8 ka mid ah 10 xaruumood oo biyo-gelin ah oo ay barakacayaashu biyaha ka dhaansan jireen iyagoo lacag ku bixin jiray.waxayna salka ku haysaa khilaaf u dhexeeya barakacayasha iyo shirkadda biyo-gelinta magaalada ee magaalada Garoowe.

Shirkadda biyo-gelinta ayaa sheeganaysa in ay lacag ku leedahay dadkii goobaha biyo-gelinta masuulka ka ahaa, balse arrintaas nolosha dad badan ayey halis gelisay”  ayuu yiri Cismaan Abuukar oo ah horgoogaha xerada. Barakacayaasha ayaa hadda biyaha ka hela laba xaruumood oo biyo gelin ah oo aan si wanaagsan u shaqayn. Qoysasku waxay mararka qaarkood dhaansadaan biyo aan nadiif ahayn  oo ay soo qubto warshad kuwa biyaha sifeeya ah oo deris la ah Xerada Jowle.

“Biyahan waxaan ku dhaqnaa dharka iyo weelka.” ayey tiri Kuli Xasan oo ah gabar ka yar 10 sano oo la hadashay Ergo mar ay biyo ka dhuraysay goob bannaan oo warashaddu biyaha ku qubto, sidoo kale Cismaan Abuukar oo arintaas ka hadlay wuxuu sheegay in biyahani ay khatar ku yihiin caafimaadka, basle aysan dadku ka maarmayn isticmaalkooda.

Xerda Jawle waxaa horay ugu jiray  2 kun oo qoys  dhawaanna waxaa ku soo biiray in ka badan 150 qoys oo ka soo barakacay  gobolka Shabeellaha  hoose. Barakacayaasha ayaa dalbanaya in wax laga qabto baahidooda in kastoo ay tilmaameen in Dowladda hoose ee magaalada Garoowe iyo hay,adaha gar-gaarka ay u gudbiyeen cabashadooda.

Cabdiraxman Maxamed/FO

Previous Post

Muumino:Sagaal sano oo aan barakac ahaa kadib waxaan ku noqday beerteydi

Next Post

Boosaaso: Wfp oo ka digtay kaadhadh astaanteeda ku sumadaysan oo been abuur ah

Related Posts

Qoysas laga raray xeryo ku yaalla Kismaayo oo ka cabanaya shaqo la’aan iyo nolol xumo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas laga raray xeryo ku yaalla Kismaayo oo ka cabanaya shaqo la’aan iyo nolol xumo

September 3, 2026
Qoysas nugul oo ku xoolo beelay roob la’aanta oo ku biiray xero ku taalla Gaalkacyo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas nugul oo ku xoolo beelay roob la’aanta oo ku biiray xero ku taalla Gaalkacyo

August 28, 2026
Xoogsato laga hor istaagay shaqadooda oo Baydhabo ku wajahaya nolol xumo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Xoogsato laga hor istaagay shaqadooda oo Baydhabo ku wajahaya nolol xumo

August 27, 2026
Kalluumeysto barakac ku ah Muqdisho oo ka cabanaya xirfad la’aan ka dhan ah shaqadooda
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Kalluumeysto barakac ku ah Muqdisho oo ka cabanaya xirfad la’aan ka dhan ah shaqadooda

August 24, 2026
Beeraley colaad uga cararay dalagyo u soo go’ay oo nolol xumo ku wajahaya Baydhabo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Beeraley colaad uga cararay dalagyo u soo go’ay oo nolol xumo ku wajahaya Baydhabo

August 10, 2026
Mandheera: Qoysas ka soo kaban waayay fatahaad baabi’isay beerahooda
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Kalluunka laga jillaabto webiga oo badbaado kumeel-gaar ah u ah beeralayda Baarsanguuni

August 6, 2026
Next Post
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

Boosaaso: Wfp oo ka digtay kaadhadh astaanteeda ku sumadaysan oo been abuur ah

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 07-SEP-2026

IDAACADDA 07-SEP-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 07-SEP-2026
Episode play icon
IDAACADDA 07-SEP-2026
September 7, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 06-SEP-2026
September 6, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 05-SEP-2026
September 5, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 04-SEP-2026
September 4, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 03-SEP-2026
September 3, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo