Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Ciidanka ammaanka Baydhabo oo xiray 50 dhallinyaro ah

Radio Ergo by Radio Ergo
May 16, 2014
in Barakacayaasha iyo Qaxootiga
0
Ciidanka ammaanka Baydhabo oo xiray 50 dhallinyaro ah
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter
blankPhoto | Qaar kamid ah dhlinayradda miisleyda /Sawir/Muxiyadiin/Ergo
16 May, 2014 BAY
Hawl gallo ammaanka lagu sugayo oo ka socday Baydhabo maalmihii la soo dhaafay, ayey saraakiisha booliisku ku sheegeen inay 50 dhallinyaro ah kusoo qabteen intii hawl galku socday, kuwaasoo ay ku eedaynayaan denbiyo kala geddisan, ganacsatada yar yar ee degmada ayaase iyagu ku eedaynaya booliiska in la bar tilmaameedsanayo, dhallinyarada la xirayna iyaga u badan yihiin.
Isxaaq Cabdi oo ah 21 jir, kana mid ganacsatada waratada ah oo ciidamada intay qabteen soo daayeen kadib markii sida uu sheegay laga qaadey lacag baad ah, wuxuuna Isxaaq is weydiiyey sababta mar kasta loo bartilmaameedsado dhallinyarada ganacsiga yar yar ku leh suuqa magaalada Baydhabo, wuxuuna hadalkiisa intaas raaciyey in ay usii dheer tahay qab qabashada jir dil ay u geystaan ciidamada howlgalka fulinaya.
“Mar kasta haddii ciidamada howlgal ay ka sameyaan magaalada annaga ayay si toos ah noogu yimaadaan, ma ogin ujeeddadaas, wax dhibaato ah oo aan dadka ku heyno ma jirto, waxaa kaga daran marka lagu xiro lacag 10-doolar ah ayey kaa qaadayaan dembiga aad gasheyna kuuma sheegayaan, marka shaqada inaan iska joojinno ayaa naga soo dhow”.
Maxamed Sheikh Xasan waa 25 jir, wuxuu Ergo u sheegay in muddo saddex maalmood ah uusan shaqo qaban, isaga  oo ka baqaya iney qabtaan ciidamada booliiska, taasna uu sheegay iney saameyn dhanka nolosha ah ay ku yeelatey maaddaama reerkiisa nolol maalmeedkooda uu uga raadin jirey gaari gacanka uu alaabaha bagaashka ku wareejin jirey.
Taliyaha qeybta booliiska gobolka Bay Mahad Cabdiraxmaan Aadan  ayaase isagu Ergo u sheegay in eedayntaasi ay tahay mid aan sal lahayn,  “Anagga ganacsato ma qab qabanno, laakiin waxaan qabqabannaa kuwa waddada xiraya, waana kuwa waratada ah, marka waxbaa usoo sheegnaa marka aan xirno marka waa been in ganacsato aan xir xirney, isagoo sheegay inaysan jirin haba yaraatee lacag laaluush ah oo dadka la xiro laga qaado”
Muxudiin Xusni
Previous Post

Dadka ku nool degmada Wadajir oo codsaday in dib loo hawl geliyo xarumo caafimaad

Next Post

18 Carruur ah oo looga shakiyey in loo waday tahriib oo Cadaado lagu qabtay

Related Posts

Qoysas laga raray xeryo ku yaalla Kismaayo oo ka cabanaya shaqo la’aan iyo nolol xumo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas laga raray xeryo ku yaalla Kismaayo oo ka cabanaya shaqo la’aan iyo nolol xumo

September 3, 2026
Xoogsato laga hor istaagay shaqadooda oo Baydhabo ku wajahaya nolol xumo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Xoogsato laga hor istaagay shaqadooda oo Baydhabo ku wajahaya nolol xumo

August 29, 2026
Qoysas nugul oo ku xoolo beelay roob la’aanta oo ku biiray xero ku taalla Gaalkacyo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas nugul oo ku xoolo beelay roob la’aanta oo ku biiray xero ku taalla Gaalkacyo

August 28, 2026
Kalluumeysto barakac ku ah Muqdisho oo ka cabanaya xirfad la’aan ka dhan ah shaqadooda
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Kalluumeysto barakac ku ah Muqdisho oo ka cabanaya xirfad la’aan ka dhan ah shaqadooda

August 24, 2026
Beeraley colaad uga cararay dalagyo u soo go’ay oo nolol xumo ku wajahaya Baydhabo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Beeraley colaad uga cararay dalagyo u soo go’ay oo nolol xumo ku wajahaya Baydhabo

August 10, 2026
Mandheera: Qoysas ka soo kaban waayay fatahaad baabi’isay beerahooda
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Kalluunka laga jillaabto webiga oo badbaado kumeel-gaar ah u ah beeralayda Baarsanguuni

August 6, 2026
Next Post
18 Carruur ah oo looga shakiyey in loo waday tahriib oo Cadaado lagu qabtay

18 Carruur ah oo looga shakiyey in loo waday tahriib oo Cadaado lagu qabtay

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 09-SEP-202

IDAACADDA 09-SEP-202 by Radio Ergo

IDAACADDA 09-SEP-202
Episode play icon
IDAACADDA 09-SEP-202
September 9, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 08-SEP-202
September 8, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 07-SEP-2026
September 7, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 06-SEP-2026
September 6, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 05-SEP-2026
September 5, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo