Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Caafimaadka

Isbitaal laga furay tuulada ceelhuur ee mudug

Radio Ergo by Radio Ergo
March 25, 2014
in Caafimaadka
0
Isbitaal laga furay tuulada ceelhuur ee mudug

Photo | Mid ka mid ah bukaanadii ugu horreeyay oo la baarayo/sawir/diirshe

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

Xarun caafimaad oo bixineysa adeegyo lacag la’aan ah ayaa laga furay tuulada Ceelhuur ee gobolka Mudug toddobaad kahor.  Maamulka tuulada iyo bulshada deegaanka ayaa sheegay iney xaruntu tahay tii ugu horreysay ee adeeg caafimaad u fidisa dadka deegaanka oo tiro ahaan ku dhow 2000 oo qoys.

Dhismaha iyo qalabeynta xaruntan oo ay ku baxday lacag dhan $62,000 oo doolar ayaa ka kooban toddobo qol oo isugu jira qol haweenka lagu dhaliyo, mid sheybaar ah, kuwo bukaannada kale lagu eego iyo qolal lagu nasto. Waxaa xarunta ka howlgalaya shan howl-wadeen oo isugu jira dhakhaatiir iyo kalkaaliyayaal.

Agaasimaha hey’adda gargaarka ee Deh Maxamed Cabdi Yuusuf ayaa sheegay in dhaqaalaha ku baxay isbitaalka laga ururiyay madaxda iyo howl-wadeennada hey’adda. Mid ka mid ah dadka deegaanka oo la yiraahdo Cabdulaahi Maxamuud Jimcaale ayaa raadiyaha Ergo u sheegay in isbitaalka la furay xilli ku haboon oo aad loogu baahnaa.  Hooyadiis oo 70 sano jir ah ayaa ka mid ah bukaannadii ugu horeeyay ee isbitaalka lagu daweeyo.

Bulshada ku nool tuulada Ceelhuur ayaa adeegyo caafimaad u aadi jiray magaalooyinka Xarardheere iyo Cadaado ee gobolka Galgaduud oo tuulada ka kala fog 75 iyo 300 oo km.

“Haweenku qaar baa dhiig bax jidka ugu dhiman jiray,” ayuu yiri Maxamed Cabdi.  Agaasimaha hey’adda Deh ayaa intaa ku daray in haweenka deegaanku hadda ka maarmi doonaan in ay magaalooyinkaa ugu safraan howlo caafimaad. Haween lix ka badan ayaa toddobaadkii ugu horreeyayba ku dhalay isbitaalka sida uu soo sheegay weriyaha Ergo ee gobolka Galgaduud.

Haweenka uurka leh iyo carruurta oo keli ah kama heli doonaan adeegyo caafimaad oo lacag la’aan ah xarunta. Laakiin dhaqaale xoogan ayaa u baaqan doona bulshada deegaanka oo marka qof ka xanuunsada ay safaf iyo daweyn uga bixi jirtay lacag dhan $500 to $1,000 doolar.

Previous Post

ISBITAAL LAGA FURAY TUULADA CEELHUUR EE MUDUG

Next Post

DURUUFAHA KU QASBA BEERALLEYDA YAR YAR INAY KA HARAAN HAWLAHA TACABKA

Related Posts

blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Umulisooyin daryeel iyo talooyin caafimaad u sameeya haweenka ku nool Dhadhaab

January 13, 2026
blank
Caafimaadka

Nolol xumo iyo daryeel la’aan isku biirsaday qoys ku nool Shabeellaha dhexe

December 1, 2025
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dayac iyo nolol xumo haysata dadka qaba xaaladda dhimirka ee ku nool Dhadhaab

November 3, 2025
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dhibaato ka dhalatay xarumo caafimaad oo ka xirmay dad barakac ku ah Baydhabo

September 8, 2025
Adeeg la’aan caafimaad oo ka dhalatay 20 isbitaal oo ku xirmay colaadda Hiiraan
Caafimaadka

Adeeg la’aan caafimaad oo ka dhalatay 20 isbitaal oo ku xirmay colaadda Hiiraan

September 4, 2025
Shabeellaha Hoose: Haweenka ku jira xilliga foosha oo wajahaya gargaar la’aan caafimaad
Caafimaadka

Shabeellaha Hoose: Haweenka ku jira xilliga foosha oo wajahaya gargaar la’aan caafimaad

July 21, 2025
Next Post
DURUUFAHA KU QASBA BEERALLEYDA YAR YAR INAY KA HARAAN HAWLAHA TACABKA

DURUUFAHA KU QASBA BEERALLEYDA YAR YAR INAY KA HARAAN HAWLAHA TACABKA

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 18-APR-2026

IDAACADDA 18-APR-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 18-APR-2026
Episode play icon
IDAACADDA 18-APR-2026
April 18, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 17-APR-2026
April 17, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 16-APR-2026
April 16, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 15-APR-2026
April 15, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 14-APR-2026
April 14, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo