Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Barakacayaal Baydhabo ku qul-qulaya

Radio Ergo by Radio Ergo
March 11, 2014
in Barakacayaasha iyo Qaxootiga
0
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

Keydka sawirrada Ergo

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankBoqolaal qoysas ah ayaa ka qaxaya deegaanno ka tirsan gobolka Bakool kadib dagaalo ciidamada dowlada iyo kuwo Itoobiya ku dhexmaray degmooyin ku dhow xadka Itoobiya.  Dadkan oo u badan haween iyo carruur ayaa u qaxaya deegaano ka tirsan gobolada Bay iyo Gedo.

Afar kun oo qof oo ka mid ah dadka barakacay ayaa labaatankii maalmood ee ugu dambeysay soo gaaray magaalada Baydhabo, iyaga oo xero ka sameystay duleedka magaalada. Dadka badidood ayaa kasoo qaxay degmooyinka Buurdhuubo, Xudur iyo Waajid oo ka tirsan gobollada Gedo iyo Bakool.

“Wax walba waan kasoo tagnnay xitaa dharka la xirto,” sidaas waxaa Raadiyoow Ergo u sheegtay hooyo konton iyo shan sanno jir ah oo la yiraahdo Faadumo Isxaaq.  Labo ka mid ah shann carruur ah oo dhashay ayey uga soo tagtay degmada Waajid, ilaa iyo haddana war kama aysan helin.

“Iyaga oo guriga ka maqan ayey Shabaab nagu yiraahdeen ka baxa magaalada. Waa ley diiday in aan sugo amaba aan magaalada ka raadsado. ma ogi in ay nool yihiin iyo in kale,” ayey tiri Faadumo. Labo gaari oo waa weyn oo uu mid walba wato saddex boqol oo qof ayaa Baydhabo yimaada maalin walba.

Laakiin Faadumo Isxaaq oo keli ah ma ahan dadka qoyska maalin walba imaanaya ehelkooda ka dhex raadinaya.  Hooyo kale oo la yiraahdi Xaawo Ibraahim oo shan iyo labaatan sanno jir ah war uma heyso seygeeda iyo labo carruur ah oo ay uga soo tagtay tuulada Kurta oo udhaxeysa Waajid iyo Baydhabo. “Qof walba oo Kurta ka yimid wuxuu leeyahay ma arkin qoyskaada. Waan u wel-welsanahay,” ayey Xaawo ku tiri weriye Ergo ka tirsan oo Baydhabo jooga.

Previous Post

Dhibaatada haysata dadkii ka qaxay Qoryooley

Next Post

HIRED GUNMEN FORCE IDPS OUT OF GOVERNMENT BUILDINGS AND LAND

Related Posts

Qoysas laga raray xeryo ku yaalla Kismaayo oo ka cabanaya shaqo la’aan iyo nolol xumo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas laga raray xeryo ku yaalla Kismaayo oo ka cabanaya shaqo la’aan iyo nolol xumo

September 3, 2026
Xoogsato laga hor istaagay shaqadooda oo Baydhabo ku wajahaya nolol xumo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Xoogsato laga hor istaagay shaqadooda oo Baydhabo ku wajahaya nolol xumo

August 29, 2026
Qoysas nugul oo ku xoolo beelay roob la’aanta oo ku biiray xero ku taalla Gaalkacyo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas nugul oo ku xoolo beelay roob la’aanta oo ku biiray xero ku taalla Gaalkacyo

August 28, 2026
Kalluumeysto barakac ku ah Muqdisho oo ka cabanaya xirfad la’aan ka dhan ah shaqadooda
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Kalluumeysto barakac ku ah Muqdisho oo ka cabanaya xirfad la’aan ka dhan ah shaqadooda

August 24, 2026
Beeraley colaad uga cararay dalagyo u soo go’ay oo nolol xumo ku wajahaya Baydhabo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Beeraley colaad uga cararay dalagyo u soo go’ay oo nolol xumo ku wajahaya Baydhabo

August 10, 2026
Mandheera: Qoysas ka soo kaban waayay fatahaad baabi’isay beerahooda
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Kalluunka laga jillaabto webiga oo badbaado kumeel-gaar ah u ah beeralayda Baarsanguuni

August 6, 2026
Next Post
Koox hubaysan oo dadka barakacayaasha ah xoog uga saaraya xeryaha Muqdisho

HIRED GUNMEN FORCE IDPS OUT OF GOVERNMENT BUILDINGS AND LAND

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 11-SEP-2026

IDAACADDA 11-SEP-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 11-SEP-2026
Episode play icon
IDAACADDA 11-SEP-2026
September 11, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 10-SEP-2026
September 10, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 09-SEP-202
September 9, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 08-SEP-202
September 8, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 07-SEP-2026
September 7, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo