Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Barakacayaasha iyo Qaxootiga

QOYSAS KA QAXAY DAGAALKII TALEEX

Radio Ergo by Radio Ergo
December 3, 2013
in Barakacayaasha iyo Qaxootiga
0
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

Keydka sawirrada Ergo

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankKumannaan qoysas ah ayaa guryahoodii oo ku yiil deegaanka Taleex ee gobolka Sool ka maqan in ku dhow toddobaad kadib markii ciidamada labo maamul oo is diiddan ay ku dagaallameen degmada.

Maxamed Cabdullaahi oo ka mid ah caaqillada deegaanka ayaa raadiyoow Ergo u sheegay in 9,000 oo qoys oo ku qaxay tuulooyinka ku dhow degmada ay dibad-yaal yihiin shan maalmood.

“4,000 kun oo dadkaas ka mid ah waxay u qaxeen tuulada Xalin, 4,000 oo kalena waxay u kala qaxeen Dhumay iyo Gogoshii Qabe, halka 1000 kalena ay u qaxeen tuulooyin kale,” ayuu yiri caaqilka oo la hadlay Raadiyoow Ergo.

Caaqil Maxamed wuxuu intaa ku daray in dadka barakacay aysan heysan, hoy, cunto iyo weliba biyo nadiif ah xilli roobka deyrta oo deegaanka ka da`aya uu sii xumeynayo nadaafadda deegaanka.

Waxaa tuulooyinka dadka ay u barakaceen laga soo sheegayaa in kiisas la xariira duumada iyo weliba shuban biyood, iyadoo Caaqil Maxamed Cabdullaahi uu ka digayo in xaaladda caafimaad ee dadkaas ay sii xumaan karto.

Maxamed wuxuu intaa ku daray inaysan jirin hay’ado gargaar oo deegaanka ka howl-galaya. Dadka guryahooda ka qaxay ayaa weli cabsi ka qaba inay dib u noqdaan maaddaama aysan jirin heshiis rasmi ah oo ay gaareen dhinacyada dagaallamay.

Ugu yaraan todoba qof ayaa lagu dilay, 15 kalena waa lagu dhaawacay dagaalkaas oo khamiistii dhacay. Madaxweyne ku xigeenka Puntland Cabdisamad Cali Shire ayaana hadda booqasho ku jooga degmada Taleex ee gobolka Sool.

Khaatumo oo la dhisay sanadkii hore, Puntland iyo Somaliland ayaa wada sheeganaya maamulka deegaannada Sool, Sanaag iyo Ceyn.

Cabdikariim Olol/MR/FM

Previous Post

Gobollada Dhexe: Xuseen Xaaji Buulle; Cudurkan HIV/AIDS bulshaduna kuma baraarugsana

Next Post

KHATARTA CEELASHA AFKA BANNAAN AY KU HAYAAN CARRUURTA

Related Posts

Qoysas colaad ay saamaysay noloshooda oo cunno xumo ku wajahaya Ari-cadeeye
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas colaad ay saamaysay noloshooda oo cunno xumo ku wajahaya Ari-cadeeye

July 7, 2026
Colaad nolol xumo galisay kumanaan qoys oo ku barakacay Shabeellaha hoose
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Colaad nolol xumo galisay kumanaan qoys oo ku barakacay Shabeellaha hoose

July 2, 2026
Qoysas markii labaad barakacay sanadkan oo Jubbada hoose ku wajaha xaalad nolol xumo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas markii labaad barakacay sanadkan oo Jubbada hoose ku wajaha xaalad nolol xumo

June 24, 2026
Dhadhaab: Haween ka soo kabtay ganacsiyo ka burburay markii la siiyay lacag amaah ah
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dhadhaab: Haween ka soo kabtay ganacsiyo ka burburay markii la siiyay lacag amaah ah

June 19, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qiimo la’aanta ku dhacday lacagta dalka oo wiiqday rajada ganacsatada Baydhabo

June 18, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas ku nool Dhuusomareeb oo nolol xumo haysay uga baxay ka ganacsiga birta duugga ah

June 15, 2026
Next Post
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

KHATARTA CEELASHA AFKA BANNAAN AY KU HAYAAN CARRUURTA

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 09-JUL-2026

IDAACADDA 09-JUL-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 09-JUL-2026
Episode play icon
IDAACADDA 09-JUL-2026
July 9, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 08-JUL-2026
July 8, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 07-JUL-2026
July 7, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 06-JUL-2026
July 6, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 05-JUL-2026
July 5, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo