Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Caafimaadka

Gobollada Dhexe: Xuseen Xaaji Buulle; Cudurkan HIV/AIDS bulshaduna kuma baraarugsana

Radio Ergo by Radio Ergo
December 2, 2013
in Caafimaadka
0
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

Keydka sawirrada Ergo

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankWaxaa gobollada dhexe la socda barnaamijyo baraarujin ah oo dadka looga wacigelinayo harlis cudurka HIV/AIDSKA. Barnaamijkan oo salka ku haya ka ambaqaadista maalinta caalamiga ah ee1da Dosembar oo loo asteeyay iney ahaato maalin bulshada looga wacigelinayo cudurkaas iyo qaabka loola dhaqmo dhibanaha cudurkaas la nool.

Magaalada Cadaado ee xarunta Ximan iyo Xeeb oo bishii Sebtembar ee la soo dhaafay lagu arkay dhawr kiis oo ah jeermiska cudursidaha HIV-ga ayaa ka mid ah  meelaha wacyigalintu ka socoto, waxaana maanta lagu qabtay kulan ay ka soo qaybgaleen dhakhaatiir iyo xubno ka socday bulshada rayidka ah, iyadoo dadwaynaha lagu dhiiri galinayo inay sameeyaan taxadar la xiriira ka hortagga fidista cudurkan.

Daahir Cusman Wehliye  waa Madaxa xafiiska Bishacas ee Ximan iyo Xeeb oo ka mid ah meelaha wacigalintu ka soocto, wuxuuna raadiyaha Ergo uga waramay ololaha ay wadaan.

“waxaan maanta samaynaynaa olole aan bulshada ku wacyigalinayno cudurka Aids-ka, kaas oo dhibaato ku haya bulshada adduunka, bulshada Afrikanka iyo tan Soomaaliyeedba, maadaama cudurkanm aan xaruntan aan ku xaqiijinay, wacyigalintan oo aan ku soo celcelino ayaan maanta sii labo jibbaaraynaa maadaama asbucan si gaar ah loogu asteeyay” ayuu yiri Daahir Cusman.

Sidoo kale bulshada ayaa loo jeedinayaa farriimo ku aaddan la tacaamulka dadka la nool cudurkan, iyadoo shaqaalaha caafimaadkana lagu wacyi galinayo inay ka taxadaraan qalabka ay isticmaalayaan, taas oo imminka ahmiyad inay leedahay loo arko.

Xuseen Xaaji Buulle oo ka mid ah hawlwadeena caafimaad ee Cadaado ku nool ayaa isaguna ka hadlay arrintan.

“cudurkan deegaanka waa lagu arkay bulshaduna kuma baraarugsana marka khatartaas ayaa ii muuqata, waxaana haboon in taxadar ay sameeyaan shaqaalaha caafimaadka, gaar ahaan marka qof dhiig laga shubayo sifiican in loo huniyo caafimaadkiisa iyo qalabka la isticmaalayaba, sidoo kale waxaa haboon in la hagaajiyo la dhaqanka qofka cudurkan qaba oo aan la takoorin” sidaas waxaa jir Xuseen Xaaji Buulle.

Cabdulllahi Yuusuf Dhoore waxa uu ka  mid yahay dhallinyarada maanta wacyigalintan loo samaynayo waxa uu sheegayaa in tani ay faa’iido u leedahay bulshada maadaama gobolka Galgaduud lagu arkay cudurkan.

Somalia waxa ay ka mid tahay waddamada uusan ku badneyn jeermiska cudurka AIDS-ka, waxaana dhakhaatiirtu ay aaminsan yihiin in wacyigalintan ay kaalin ka qaadan karto xakamaynta fidista cudurkan dilaaga ah.

Diirshe/MR/MRS

Previous Post

Ololaha tallaalka dabeysha oo si habsami leh uga socda gobolka bay

Next Post

QOYSAS KA QAXAY DAGAALKII TALEEX

Related Posts

blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Umulisooyin daryeel iyo talooyin caafimaad u sameeya haweenka ku nool Dhadhaab

January 13, 2026
blank
Caafimaadka

Nolol xumo iyo daryeel la’aan isku biirsaday qoys ku nool Shabeellaha dhexe

December 1, 2025
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dayac iyo nolol xumo haysata dadka qaba xaaladda dhimirka ee ku nool Dhadhaab

November 3, 2025
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dhibaato ka dhalatay xarumo caafimaad oo ka xirmay dad barakac ku ah Baydhabo

September 8, 2025
Adeeg la’aan caafimaad oo ka dhalatay 20 isbitaal oo ku xirmay colaadda Hiiraan
Caafimaadka

Adeeg la’aan caafimaad oo ka dhalatay 20 isbitaal oo ku xirmay colaadda Hiiraan

September 4, 2025
Shabeellaha Hoose: Haweenka ku jira xilliga foosha oo wajahaya gargaar la’aan caafimaad
Caafimaadka

Shabeellaha Hoose: Haweenka ku jira xilliga foosha oo wajahaya gargaar la’aan caafimaad

July 21, 2025
Next Post
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

QOYSAS KA QAXAY DAGAALKII TALEEX

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 23-APR-2026

IDAACADDA 23-APR-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 23-APR-2026
Episode play icon
IDAACADDA 23-APR-2026
April 23, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 22-APR-2026
April 22, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 21-APR-2026
April 21, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 20-APR-2026
April 20, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 19-APR-2026
April 19, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo