Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Caafimaadka

DAD CUDURKA DABEYSHA UGU GEERIYOODAY BELEDWEYNE

Radio Ergo by Radio Ergo
July 23, 2013
in Caafimaadka
0
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

Keydka sawirrada Ergo

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blank12 qof ayaa labadii toddobaad ee lasoo dhaafay cudurka dabeysha  ugu geeriyooday isbitaalka guud ee magaalada Beledweyne, sida ay xaqiijiyeen maamulka isbitaalka.

Agaasimaha guud ee isbitaalka Beledweyne Dr. Axmed Maxamed Khaliif ayaa Ergo u sheegay in dadkan oo isugu jiray dad waaweyn iyo carruur lagana keenay deegaanka Moqokori oo 168 km u jira magaalada Beledweyne ay baaritaan ay ku sameeyeen ku arkeen calaamadaha cudurka dabeysha.

Agaasimaha ayaa sheegay in 5 qof oo laga keenay Moqokori la keenay isbitaalka ay afar ka mid ah ku geeriyoodeen isbitaalka, halka 8 kalena inta aan isbitaalka lasoo gaarsiin ay ku geeriyoodeen Moqokori.

Dr.  Axmed ayaa sheegay in sababta keentay in tiro intaas la ek ay u geeriyoodaan cudurka dabeysha ay tahay in tallaalka cudurka dabeysha uusan gaarin deegaanka Moqokori.

Dr. Cabdikariim Caseyr Cali oo ku takhasusay cudurka dabeysha ayaa sheegay in sababta aan tallaalka dabeysha loo gaarsiin deegaanka Moqokori ay tahay inaysan dowladda Soomaaliya gacanta ku heyn deegaankaas, loona gaari waayay sababo dhanka ammaanka ah.

Cudurka dabeysha oo dalka laga cirrib-tiray 2007dii ayaa waxaa dib kiiskii ugu horreeyay ee cudurka laga helay degmada Xamar Bile ee magaalada Muqdisho bishii May ee sanadkan, waxaaa halis ugu jira malaayiin carruur Soomaaliyeed oo aan helin tallaalka cudurka dabeysha. Wasaaradda caafimaadka ee dowladda federaalka Soomaaliya waxay xaqiijisay in cudurku ka jiro Banaadir, Bay, Shabeellaha Hoose, Gedo, Hiiraan iyo gobollo kale.

FM

Previous Post

MACLUUL KA JIRTA ALLA AAMIN EE BELEDXAAWO

Next Post

AMNI DARRADA MUQDISHO OO SOO KORDHEYSA

Related Posts

blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Umulisooyin daryeel iyo talooyin caafimaad u sameeya haweenka ku nool Dhadhaab

January 13, 2026
blank
Caafimaadka

Nolol xumo iyo daryeel la’aan isku biirsaday qoys ku nool Shabeellaha dhexe

December 1, 2025
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dayac iyo nolol xumo haysata dadka qaba xaaladda dhimirka ee ku nool Dhadhaab

November 3, 2025
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dhibaato ka dhalatay xarumo caafimaad oo ka xirmay dad barakac ku ah Baydhabo

September 8, 2025
Adeeg la’aan caafimaad oo ka dhalatay 20 isbitaal oo ku xirmay colaadda Hiiraan
Caafimaadka

Adeeg la’aan caafimaad oo ka dhalatay 20 isbitaal oo ku xirmay colaadda Hiiraan

September 4, 2025
Shabeellaha Hoose: Haweenka ku jira xilliga foosha oo wajahaya gargaar la’aan caafimaad
Caafimaadka

Shabeellaha Hoose: Haweenka ku jira xilliga foosha oo wajahaya gargaar la’aan caafimaad

July 21, 2025
Next Post
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

AMNI DARRADA MUQDISHO OO SOO KORDHEYSA

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 23-APR-2026

IDAACADDA 23-APR-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 23-APR-2026
Episode play icon
IDAACADDA 23-APR-2026
April 23, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 22-APR-2026
April 22, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 21-APR-2026
April 21, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 20-APR-2026
April 20, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 19-APR-2026
April 19, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo