Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Caafimaadka

Halista cunnooyinka lagu daro kiimikada

Radio Ergo by Radio Ergo
February 20, 2013
in Caafimaadka
0
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

Keydka sawirrada Ergo

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankWaxyaalaha kiimikaalka ah ee lagu isticmaalo guryaha iyo kuwa  cuntada lagu daro ee warshadeysan ee loo yaqaanno EDC (Endocrine-Disrupting Chemicals) ayaa la ogaaday inay dhibaato u geystaan hannaanka qanjirrada soo saara difaaca jirka bani’aadamka.

Warbixin ay soo saartay QM ayaa sheegtay in  marka dambe dhibaato caafimaad ay keenaan isticmaalka cuntooyinka ay ku jiraan kiimikooyinkan. Warbixintan oo dheerayd ayaa intaas ku dartay in kiimikooyinka loo isticmaalo wanaajinta cuntada ay horseedaan caafimaad darrada asiibta qanjirrada, iyadoo keenta  kansarka haweenka kaga dhaca naasaha, kan ku dhaca qanjirka kaadi mareenka, maskax feredka carruurta iyo sido kale kansarka ku dhaca qanjirka dhuunta.

Wax soo saarka lagu daro kiimikada ayaa ku sii kordhaya noloshan casriga ah, waana qeyb muhiim ah oo ka mid ah dhaqaalaha caalamkan.

Warbixintaan oo si wada jir ah ay soo wada saareen hay’adda deegaanka qaramada midoobay ee UNIEP iyo hay’adda caafimaada adduunka ee WHO ayaa waxa ay ku baaqday in la sameeyo baaritaan   si loo muujiyo xiriirka u dhaxeeya cuntooyinkan kiimikada lagu daro iyo cudurrada qaar.

Habka qanjirrada difaaca jirku waa hab wareegsan iskuna xiran kana kooban qanjirro badan oo soo daayo dheecaamo gaar ah  kuwaasoo muhiim u ah sida kuwa soo daaya maaddada metabolism oo ah tan kala dirirta jirka sunta, qanjirrada soo daaya dheecaanka , horumarka maskaxda, hurdada iyo dareenka caadiga ah ee  qofka, warbixintan ayaa gunaanudkeeda lagu sheegay in cuntooyinka kiimikada lagu daro aysan si sahlan u beddeli karin habka shaqo ee qanjirradaan.

MH/MG/FM

Previous Post

DOORASHOOYINKA DOWLADAHA HOOSE EE PUNTLAND

Next Post

HABACSANAANTA GARSOORKA SOOMAALIYA

Related Posts

blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Umulisooyin daryeel iyo talooyin caafimaad u sameeya haweenka ku nool Dhadhaab

January 13, 2026
blank
Caafimaadka

Nolol xumo iyo daryeel la’aan isku biirsaday qoys ku nool Shabeellaha dhexe

December 1, 2025
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dayac iyo nolol xumo haysata dadka qaba xaaladda dhimirka ee ku nool Dhadhaab

November 3, 2025
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dhibaato ka dhalatay xarumo caafimaad oo ka xirmay dad barakac ku ah Baydhabo

September 8, 2025
Adeeg la’aan caafimaad oo ka dhalatay 20 isbitaal oo ku xirmay colaadda Hiiraan
Caafimaadka

Adeeg la’aan caafimaad oo ka dhalatay 20 isbitaal oo ku xirmay colaadda Hiiraan

September 4, 2025
Shabeellaha Hoose: Haweenka ku jira xilliga foosha oo wajahaya gargaar la’aan caafimaad
Caafimaadka

Shabeellaha Hoose: Haweenka ku jira xilliga foosha oo wajahaya gargaar la’aan caafimaad

July 21, 2025
Next Post
HABACSANAANTA GARSOORKA SOOMAALIYA

HABACSANAANTA GARSOORKA SOOMAALIYA

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 17-APR-2026

IDAACADDA 17-APR-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 17-APR-2026
Episode play icon
IDAACADDA 17-APR-2026
April 17, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 16-APR-2026
April 16, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 15-APR-2026
April 15, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 14-APR-2026
April 14, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 13-APR-2026
April 13, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo