Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Xirfadaha ay noloshooda ku maarreeyaan hooyooyinka ku jira xeryaha barakaca ee Muqdisho

admin by admin
February 29, 2012
in Barakacayaasha iyo Qaxootiga
0
Xirfadaha ay noloshooda ku maarreeyaan hooyooyinka ku jira xeryaha barakaca ee Muqdisho
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankMuqdisho:- Ka dib abaaro galaaftay nolosha kumannaan dad ah, isla markaana sababay barakac qoysas badan, ayaa qaar ka mid ah qoysaskii ka soo barakacay deegaanno ka tirsan gobollada koofur galbeed Soomaaliya waxay billaabeen inay noloshooda ku maarreeyaan xirfado yar yar oo ay qabtaan si ay u daboolaan baahidooda.

Qaar ka mid ah haweenka ayaa ku hawlan soohidda xargaha, cawda la falkiyo ama la saabcaareeyo iyo samaynta salliyada, iyagoo ku shaqaynayey tan iyo markii ay soo barakaceen.

Xaaladda haweenkan ku dhalisay in xirfadahan ay qabtaan, ayay ku sheegeen markii ay heliwaayeen cunno gargaar ah, iyadoo ay sii xumaanayso nolosha carruurtooda.

Haweenka ayaan ku booqday kaam ku yaalla degmada Hodon, halkaasi oo ay ku sugnaayeen tiro kooban oo barakacayaal ah, waxaana la ii sheegay in dadkii ku noolaa cooshado faaruq ahaa ay dib ugu laabteen deegaannadii ay ka soo barakaceen.

Seynab Cali, oo ka mid ah haweenka sooha xargaha ayaa sheegtay in xirfaddan ay ku shaqaynaysay lixdii bilood ee la soo dhaafay, iyo in marka ay sameyso xirmooyin xargo ah ay hesho lacag ku dhow 10 doollar taasi oo ay xustay inay ku maarreyso nolosha qoyskeeda oo ay ka mid yihiin afar carruur ah oo aan aadin goobaha wax lagu barto.

Tiro kale oo Saynab la mid ah, ayaa ka shaqeeya soohidda xargaha taasi oo ay xuseen inay tahay farsamo ay awoodaan in ay ku soo saartaan nolol maalmeedkooda.

Tallaabadan ayay dad badan aaminsanyihiin inay tahay mid horumarinaysa Nolosha barakacayaasha, haddii lagu dhiirri geliyo isla markaana loo tababaro xirfado kale oo noloshooda ay ku maarreeyaan, sidoo kale waxay meesha ka saaraysaa in dadka soo barakacay ay ku tiirsanaadaan oo keliya gargaarka bulshada caalamku ay ugu deeqdo Soomaaliya.

Cabdicasis/FM

Previous Post

Nolosha aabe dhalay 27 carruur ah oo ku nool xerada qaxootiga Xagardheer

Next Post

Cabasho ka soo yeeraysa qaxooti Soomaaliyeed oo ku jira xero ku taalla dalka Musambiig

Related Posts

blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dhadhaab: Dhallinyaro qaxooti ah oo hirgaliyay ganacsiyo beddelay noloshooda

May 20, 2026
Shabeellaha dhexe: Qoysas ka baxay nolosha barakaca markii la siiyay dhaqaale iyo tababar
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Shabeellaha dhexe: Qoysas ka baxay nolosha barakaca markii la siiyay dhaqaale iyo tababar

May 18, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Mudug: Dad roob yari ku cayroobay oo xeryo ku yaalla deegaan Xarfo ku wajahaya nolol xumo

May 15, 2026
Gaalkacyo: Nolol xumo ka dhalatay waalidiin xabsi ku mutaystay daymo lagu yeeshay
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Gaalkacyo: Nolol xumo ka dhalatay waalidiin xabsi ku mutaystay daymo lagu yeeshay

May 9, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Haween shaqooyin adag ka qabta Muqdisho oo maareeyay nolosha qoysaskooda

May 6, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Nolol xumo ka dhalatay qaxootiga Dhadhaab oo laga jartay gunno gargaar oo la siin jiray

April 28, 2026
Next Post
Cabasho ka soo yeeraysa qaxooti Soomaaliyeed oo ku jira xero ku taalla dalka Musambiig

Cabasho ka soo yeeraysa qaxooti Soomaaliyeed oo ku jira xero ku taalla dalka Musambiig

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 23-MAY-2026

IDAACADDA 23-MAY-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 23-MAY-2026
Episode play icon
IDAACADDA 23-MAY-2026
May 23, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 22-MAY-2026
May 22, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 21-MAY-2026
May 21, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 20-MAY-2026
May 20, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 19-MAY-2026
May 19, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo