Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Cabasho ka soo yeeraysa qaxooti Soomaaliyeed oo ku jira xero ku taalla dalka Musambiig

admin by admin
February 29, 2012
in Barakacayaasha iyo Qaxootiga
0
Cabasho ka soo yeeraysa qaxooti Soomaaliyeed oo ku jira xero ku taalla dalka Musambiig
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankMOZAMBIQUE :- Waxaa cabasho baahsan ay ka soo yeeraysaa qaxootiga Soomaalida ah ee ku nool xerada qaxootiga ee Maratani oo ku taalla dhinaca Waqooyi ee waddanka Musambiig, iyagoo sheegaya inaysan haysan agab caafimaad.

Asad Maxamed Cabdi, oo ah afhayeenka qaxootiga Soomaalida ee ku nool xeradaas, ayaa Raadiyo Ergo u sheegay in maalmihii ugu dambeeyay ay 3 qof ku geeriyoodeen xeradaasi “dhinaca caafimaadka dhibaato badan ayaa ka jirta, waqtigaan cudurka Duumada ayaa dadka qaxootigu u daadsan yihiin, xeradu isbitaal way leedahay laakiin ma lahan daawo iyo takhaatiir, cudurrada sida degdegga ah ugu baahan in wax looga qabtana waa dhibaato weyn oo kale”.

Naciimo Cali Jimcaale, oo ah hooyo Soomaaliyeed oo dhowaan soo gashay xerada ayaa iyana Raadiyo Ergo u sheegtay “Isbitaal yar ayaa ku yaal meesha daawana ma lahan, xilli roob weeye dadka tiifow, duumo iyo cagaarshow ayaa soo wada ritay, wax gargaar aan helnayna ma jirto, UNHCR ayaan ka codsanaynaa inay dhibaatadaan wax ka qabtaan, ammaan ahaan waan wanaagsannahay laakiin adeeggii caafimaadka ayaa hadda noogu daran, waana xilli cudurro badani ay dillaaceen”.

Xeradaan Marataani, ayaa marin u ah kumannaan Soomaali ah oo safar dhulka ah u gala dhinaca koonfureed ee qaarada Afrika, halkaasoo ay kula kulmaan dhibaatooyin ay ka mid yihiin xanuunnada, sidoo kale waxaa ku jira xeradaas qaxooti kale oo ay ka mid yihiin Itoobiyaan iyo Ereteriyaan.

Faarax Dubbad/FM

Previous Post

Xirfadaha ay noloshooda ku maarreeyaan hooyooyinka ku jira xeryaha barakaca ee Muqdisho

Next Post

Dagaal ka dhacay Garbahaarrey oo waxyeello u geyestay cisbitaalka guud ee degmadaasi.

Related Posts

blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dhadhaab: Dhallinyaro qaxooti ah oo hirgaliyay ganacsiyo beddelay noloshooda

May 20, 2026
Shabeellaha dhexe: Qoysas ka baxay nolosha barakaca markii la siiyay dhaqaale iyo tababar
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Shabeellaha dhexe: Qoysas ka baxay nolosha barakaca markii la siiyay dhaqaale iyo tababar

May 18, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Mudug: Dad roob yari ku cayroobay oo xeryo ku yaalla deegaan Xarfo ku wajahaya nolol xumo

May 15, 2026
Gaalkacyo: Nolol xumo ka dhalatay waalidiin xabsi ku mutaystay daymo lagu yeeshay
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Gaalkacyo: Nolol xumo ka dhalatay waalidiin xabsi ku mutaystay daymo lagu yeeshay

May 9, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Haween shaqooyin adag ka qabta Muqdisho oo maareeyay nolosha qoysaskooda

May 6, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Nolol xumo ka dhalatay qaxootiga Dhadhaab oo laga jartay gunno gargaar oo la siin jiray

April 28, 2026
Next Post
Dagaal ka dhacay Garbahaarrey oo waxyeello u geyestay cisbitaalka guud ee degmadaasi.

Dagaal ka dhacay Garbahaarrey oo waxyeello u geyestay cisbitaalka guud ee degmadaasi.

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 23-MAY-2026

IDAACADDA 23-MAY-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 23-MAY-2026
Episode play icon
IDAACADDA 23-MAY-2026
May 23, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 22-MAY-2026
May 22, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 21-MAY-2026
May 21, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 20-MAY-2026
May 20, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 19-MAY-2026
May 19, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo