Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qaxootiga ku nool xeryaha dhadhaab oo dibad baxay

admin by admin
November 9, 2011
in Barakacayaasha iyo Qaxootiga
0
Qaxootiga ku nool xeryaha dhadhaab oo dibad baxay
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankDadka ku nool xeryaha qaxootiga Dhadhaab Kenya, ayaa dibad baxyo waaweyn oo ay uga soo horjeedaan amni darrada iyo afduubka loo geysanayo shaqaalaha samafalka ka dhigay waddooyinka xeryahaasi.

Saddexda xero ee Ifo, Xagardheer iyo Dhagaxley oo bannaanbaxu uu ka dhacay, ayay dibad baxayaashu ku dhawaaqayeen isla markaana ay siteen boorar ay ku qoran yihiin halkudhigyo  ka dhan ah kooxaha afduubtay shaqaalihii u shaqeynayay hay’adda dhaqaatiirta aan xuduudda lahayn ee MSF oo laga afduubtay xerada Ifo bishii la soo dhaafay.

Afduubka shaqaalahaasi ayaa horseeday in hay’adaha gargaarka ee xeryahaasi ka howlgali jiray ay joojiyeen adeegyadii ay u hayeen dadka qaxootiga ah, taasoo saameyn ballaaran ku yeelatay dadka ku nool xerayhaasi oo ku tiirsanaa caawinaadda hay’adaha gargaarka.

Dibadbaxayaashan ayaa ka codsaday dowladda Kenya inay sugto ammaanka dadka qaxootiga ah, si aysan u dhicin in saameynta nabadgalyo darrada ay ku soo laabato iyaga. Waxay sidoo kale ka codsadeen hay’adaha gargaarka inay howlahoodii soo celiyaan.

ugu dambeyn waxay ka codsadeen kooxaha afduubtay shaqaalahaasi, inay sii daayaan si adeegyadii ay uga hayeen xeryaha ay u soo laabato.

Waxaa muddooyinkii ugu dambeysay ku soo badanayay gudaha xeryaha qaxootiga Dhadhaab amni darro uu afduubka ka mid yahay.

Faxaan Lafoole/FM

Previous Post

XAALADDA HAWEENAY KUFSI IYO DHAAWAC LOOGU GAYSTAY XERO KU TAALLA MUQDISHO

Next Post

Barakacayaasha garowe oo la siiyay tababar ku saabsan sidii ay ganacsi u abuuran lahaayeen

Related Posts

Qoysas ku cayroobay abaar ka dhacday Bari oo noqday kalluumeysto maareeyay noloshooda
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas ku cayroobay abaar ka dhacday Bari oo noqday kalluumeysto maareeyay noloshooda

June 10, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Waxbarasho la’aan iyo cunno xumo ka dhashay fatahaad ka dhacday Qalaafe

June 8, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dhadhaab: Dhallinyaro qaxooti ah oo hirgaliyay ganacsiyo beddelay noloshooda

May 20, 2026
Shabeellaha dhexe: Qoysas ka baxay nolosha barakaca markii la siiyay dhaqaale iyo tababar
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Shabeellaha dhexe: Qoysas ka baxay nolosha barakaca markii la siiyay dhaqaale iyo tababar

May 18, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Mudug: Dad roob yari ku cayroobay oo xeryo ku yaalla deegaan Xarfo ku wajahaya nolol xumo

May 15, 2026
Gaalkacyo: Nolol xumo ka dhalatay waalidiin xabsi ku mutaystay daymo lagu yeeshay
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Gaalkacyo: Nolol xumo ka dhalatay waalidiin xabsi ku mutaystay daymo lagu yeeshay

May 9, 2026
Next Post
Barakacayaasha garowe oo la siiyay tababar ku saabsan sidii ay ganacsi u abuuran lahaayeen

Barakacayaasha garowe oo la siiyay tababar ku saabsan sidii ay ganacsi u abuuran lahaayeen

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 13-JUN-2026

IDAACADDA 13-JUN-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 13-JUN-2026
Episode play icon
IDAACADDA 13-JUN-2026
June 13, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 12-JUN-2026
June 12, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 11-JUN-2026
June 11, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 10-JUN-2026
June 10, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 09-JUN-2026
June 9, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo