Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Barakacayaasha garowe oo la siiyay tababar ku saabsan sidii ay ganacsi u abuuran lahaayeen

admin by admin
November 9, 2011
in Barakacayaasha iyo Qaxootiga
0
Barakacayaasha garowe oo la siiyay tababar ku saabsan sidii ay ganacsi u abuuran lahaayeen
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankKu dhowaad 80 qoys oo ka tirsan barakacayaasha Garowe ayaa ka faa’iidaystay aqoon-iswaydaarsi ku saabsanaa habka ganacsiga loo abuuro, kaasi oo looga dan lahaa sidii ay dadka soo barakacay isku filnaansho u gaari lahaayeen.

Barnaamijkaan oo ay maal galisay hay’adda QM u qaabilsan arrimaha qaxootiga ee UNHCR, ayaa waxaa fulinaysay hay’adda samafalka DRC, waxaana ujeedadu ahayd in qoysaska barakacayaasha la siiyo fursado ay bulshada kula ganacsadaan.

Tababarkaan xirfadeed, ayaa waxaa barbar socday deeq isugu jirta raashin iyo bagaash oo sidoo kale hay’adda DRC ay guddoonsiisay qoysaskaasi barakacayasha ah.

Ku xiggeenka duqa degmada Garowe, mudane Maxamed Cali Xamari oo ka hadlayay munaasaddii xiritaanka aqoon-iswaydaarsiga ayaa sheegay in loo baahanyahay barakacayaashu inay ka faa’iidaystaan fursaddaan ay heleen, waxaana sidoo kale uu tilmaamay mudane Xamari in looga fadhiyo in barnaamijkaan fursadda ah ay uga faa’iideeyaan dadkooda iyo dalkooda. waxaa uu hadalkiisa sii raaciyay guddoomiye ku xigeenka degmada Garowe mudane Xamari in looga baahan-yahay  ganacsatada yar yar ee barnaamijkaan ka faa’iidaysatay inay canshuurta dalka si hufan u bixiyaan.

“tababarkaan waxaa loo baahanyahay in dadka nasiibka u yeeshay ay ka faa’iideystaan ganacsiga, oo ay dadkooda iyo carruurtooda uga faa’iideeyaan si ay nolol maalmeedkooda u soo saartaan”. Ayuu yiri guddoomiye ku xigeenka.

Isaaq Macallin Xassan, guddoomiyaha qoysaska barakacayaasha Garowe oo ka hadlay munaasabadda deeqda lagu guddoonsiinayay qoysaska barakacayaasha ah ayaa si weyn hay’adda DRC ku ammaanay dadaalka xooggan ay u galeen sidii ay u caawin lahaayeen dadka ka soo hayaamay colaadda iyo macaluusha ka jirta koofurta Soomaaliya.

Waa Markii ugu horreysay oo tababar ku saabsan hab ganacsiga loo qabto dadka barakacayaasha ah ee ku dhaqan Garowe, balse waxaa la xusi karaa dadkaan inay horay u soo gaari jireen deeqo isugu jira bagaash  iyo raashiin

Maxamed Cabdullaahi Kooshin/FM

Previous Post

Qaxootiga ku nool xeryaha dhadhaab oo dibad baxay

Next Post

REER GUURAAGA OO RAJAYNAYA SOO KABASHO NOLOLEED IYO CABSI LAGA QABO INUU DILLAACO CUDURKA DUUMADA.

Related Posts

blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas laga gubay hantidooda oo Shabeellaha hoose ku wajahaya xaalad nolol xumo

April 17, 2026
Jubbada hoose: Qoysas xoolo la’aan noqday oo nolol xumo ku wajahaya xeryo ay galeen
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Jubbada hoose: Qoysas xoolo la’aan noqday oo nolol xumo ku wajahaya xeryo ay galeen

April 13, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Danyar xamili waayay kirada guryaha oo xero ku taalla Hargaysa ku wajahaya nolo xumo

April 10, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dad ka barakacay colaadda Baydhabo oo dhibaato cunno xumo iyo hoy la’aan wajahaya

April 8, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Nolol xumo ka dhalatay biyo yari ku haysa Muqdisho in ka badan 12,000 oo qoys

April 6, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas ku xarooday xeryaha Baardheere oo la il-daran nolol xumo ka dhalatay dhaqaale la’aan

March 27, 2026
Next Post
Barakacayaal cusub oo ku dhibaataysan xuduuda kenya iyo soomaaliya

REER GUURAAGA OO RAJAYNAYA SOO KABASHO NOLOLEED IYO CABSI LAGA QABO INUU DILLAACO CUDURKA DUUMADA.

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 17-APR-2026

IDAACADDA 17-APR-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 17-APR-2026
Episode play icon
IDAACADDA 17-APR-2026
April 17, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 16-APR-2026
April 16, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 15-APR-2026
April 15, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 14-APR-2026
April 14, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 13-APR-2026
April 13, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo