Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Caafimaadka

REER GUURAAGA OO RAJAYNAYA SOO KABASHO NOLOLEED IYO CABSI LAGA QABO INUU DILLAACO CUDURKA DUUMADA.

Hemed Abdiaziz by Hemed Abdiaziz
November 10, 2011
in Caafimaadka
0
Barakacayaal cusub oo ku dhibaataysan xuduuda kenya iyo soomaaliya
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankAbaaro daran oo soo maray qaybaha waddanka, ayaa bishii ugu dambaysay waxaa la guda galay xilliga Dayrta oo badi dhulka Soomaalidu roobsaday, weriyaheenna Xasan Burtinle ayaa socod ku maray qaybo badan oo ka tirsan gobolka Mudug, wuxuuna ka warbixiyey wuxuu indhihiisa ku soo arkay.

Waxaan socodkayga ka billaabay Gaalkacyo, waxaan tegey tuulada Xarfo, degmada Galdogob, Jariiban, Balli Busle iyo illaa Burtinle oo gobolka Nugaal ka tirsan, illaa xilligaan waxaa dhulkaas ka da’aya roobabkii dayrta, Axmed Aadan oo ah oday 70 jir ah kuna sugan Balli Busle ayaa Raadiyo ERGO u sheegay in xilli roobaad wanaagsani da’ayo, ayna dayrtani ka mid tahay kuwii weligii uu arko kuwii ugu wanaagsanaa, wuxuuna sheegay in kastoo badi xoolihii dadka reer miyiga ahi kaga lumeen abaartii darnayd haddana ay rajo ka qabaan in xilligaan oo barwaaqo ah ay ka soo kabtaan dadka.

“dadku kuma noola wax dheef ka timaadda xoolaha waayo xooluhu ma lahan caano, hadda ka dib ayuunbaa laga sugayaa siiba Adhiga” ayuu hadalkiisii ku sii daray.

Dhanka kale, waxaa laga cabsi qabaa inuu dillaaco cudurka Duumada, iyadoo wakhtigaan dadku ka cabanayaan kaneeco aan horay loogu arag deegaanka, waxaana taas sii weheliya biyahii roobka oo fadhiya goob kasta oo godan. Madaxa malariyada ee wasaaradda caafimaadka Puntland Cabdikariim Xuseen Xasan ayaa sheegay inay baaritaan ku sameeyaan in badan oo ka mid ah balliyada iyo goobaha biyo qabatinnadda Puntland ayna ka heleen nooca kaneecada keena Duumada teeda ugu khatarsan, ayna tahay wakhtigaan welwelka ugu badan ee taagan in cudurka Duumadu si saf mar ah uu u dillaaco.

Wasaaradda caafimaadka iyo sanduuqa badbaadada carruurta Qaramada Midoobay ee UNICEF, ayaa hadda wada dadaal ay ku qaybinayaan mara kaneecooyinka daaweysan iyo daawo loo cuno Duumada oo aad u tayo wanaagsan, ololahaan ayaa hadda laga billaabay gobolka Mudug iyadoo la gaarsiin doono gobolladda kale ee maamulka Puntland iyadoona qorshuhu yahay siday sheegtay wasaaradda caafimaakda Puntland in la geeyo agabkaan Duumadda looga hortagayo dhamaan goobaha miyiga ah.

Xasan Burtinle/MH/FM

Previous Post

Barakacayaasha garowe oo la siiyay tababar ku saabsan sidii ay ganacsi u abuuran lahaayeen

Next Post

Qeybtii koowaad ee barnaamijka tiiraanyo iyo tahriib

Related Posts

blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Umulisooyin daryeel iyo talooyin caafimaad u sameeya haweenka ku nool Dhadhaab

January 13, 2026
blank
Caafimaadka

Nolol xumo iyo daryeel la’aan isku biirsaday qoys ku nool Shabeellaha dhexe

December 1, 2025
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dayac iyo nolol xumo haysata dadka qaba xaaladda dhimirka ee ku nool Dhadhaab

November 3, 2025
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dhibaato ka dhalatay xarumo caafimaad oo ka xirmay dad barakac ku ah Baydhabo

September 8, 2025
Adeeg la’aan caafimaad oo ka dhalatay 20 isbitaal oo ku xirmay colaadda Hiiraan
Caafimaadka

Adeeg la’aan caafimaad oo ka dhalatay 20 isbitaal oo ku xirmay colaadda Hiiraan

September 4, 2025
Shabeellaha Hoose: Haweenka ku jira xilliga foosha oo wajahaya gargaar la’aan caafimaad
Caafimaadka

Shabeellaha Hoose: Haweenka ku jira xilliga foosha oo wajahaya gargaar la’aan caafimaad

July 21, 2025
Next Post
Qeybtii koowaad ee barnaamijka tiiraanyo iyo tahriib

Qeybtii koowaad ee barnaamijka tiiraanyo iyo tahriib

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 17-APR-2026

IDAACADDA 17-APR-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 17-APR-2026
Episode play icon
IDAACADDA 17-APR-2026
April 17, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 16-APR-2026
April 16, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 15-APR-2026
April 15, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 14-APR-2026
April 14, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 13-APR-2026
April 13, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo