Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dadaaladda lagu dalbanayo sii daynta shaqaalaha ddg oo xoogaysanaya

admin by admin
November 17, 2011
in Barakacayaasha iyo Qaxootiga
0
Qeybta Saddexaad Ee Barnaamijkii Tiiraanyo Tahriib
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankOdayasha dhaqanka ee goboladda dhexe ee Soomaaliya ayaa ku baqay in lasii daayo shaqalaha hay’adda DDG oo dhawaan laga afduubtay gudaha magalada Galkacyo ee xarunta gobolka mudug. Waxaana ay sheegeen in aan loo bahneyn in lasii hayo madaama ay ahayeen dad gacan siinayay bulshada Soomaaliyeed.

Odayashaan waxay sheegeen  in dhalinyarada Soomaaliya looga bahan yahay in ay ka joogsadaan howlahaan guracan ay sheegeen in ay tahay mid dhibaatada ugu badan ay kasoo gaareyso dadka Soomaaliyeed ee dhibaataysan, waxaana  ay ugu baqeen in dhalinyradu sameystaan xirfado kale ayna ka istagaan in  lacago ku raadsadaan afduubka dadka bani’aadamka ah ee dadkooda caawinaya.

Waxaan arintaas Radio Ergo uga waramay gudoomiyaha gollaha nabadoonadda ee goboladda Dhexe Maxamed Xasan Xaad waxaana uu yiri:

“Waanu ka xunahay in ay sidaasi wax u dhacaan,  waxaanu leenahay dadkaasi xoriyadooda lasoo celiyo cida haystana Illaahey ka baqaan, sumcad xumida ay dadkooda iyo dalkooda u keeneen, ka fakereen masiirka umadaan yaan mugdi lagelin in dadkaasi samafal u yimidna lagu sameeyo dhibaato intaas le’eg, sina kuma fiicna goboladana waxay u tahay tariikh xumo, waxaa laga yabaa in jiritaankooda mugdi geliso  marka ayagana waxaan leenahay waa in ay xorimadooda helaan”.

Odayaashan dhaqanka ayaa dadka haysta ugu baaqay in si dhaqsi badan dib ugu soo celiyaan xornimadooda ayaga laftigooduna ka fekaar, waayo waxa u wanaagsan bulshada ayaa ayagana u wanaagsan. Odayaasha ayaa sheegay inay socdaan shirar badan oo dadka ay ku donayaan in arintaas wax uga qabtaan, laguna dadaalayo sidii loo sii deyn lahaa, dad badan ayaa ku howlan anaga dadka ku howlan anaguna waxaan kamid nahay dadka ku howlan qof walba oo wax garad ahana waxaan uqu baqeynaa in uu kaqayb qaato ayuu hadalkiisii ku sii daray Maxamed Xasan Xaad.

Nabadoonku sidoo kale waxaa uu soo dhaweeyay sidaynta dadka bakistaanka ee lagu hayo magaalada cadado ee gobolka galgaduud waxaana uu sidoo kale uu tilmaamay in tani qayb tahay bada badaa dadka Somalia waxaana uu intaas ku daray baaq uu jeediyay dhalinyarada.
‘Waxaan ugu baqeyna ain ay katanaa sulaan shaqdaas bini aadamnu ilaahey ayaa fadhilaya marka  in laga ganacsado oo iyaga lagataa waa arin aad u fool xun weeye sameyn xun ayaa uu ku yelan doona dadka arintaan ku guda jira waxaan ignahay in dadka rintaan ku howlan ay yihiin dhalinyaro marka waxaan dhalinyartaa aan ug baqeynaa in mustaqbale ay dhistaan waxaa rin guud ahaan kasoo horjeeda sharciga islaamka ka odayaan ahaan waxaan kasoo horjeedna arintaas,

Madaxweynaha  maamulka galmudug  Maxamed  Axmed  Caalin.  oo arintaan ka hadlayna afduubkaan wuxuu balanqaaday isaguna inay wixii awoodooda ah geysanayaan sii deynta dadkaan. Waxaase wax laga xumaad noqday anaga aan kasexan waynay dadkii noogu yimid in ay nagar garaan tariikhda ma,aheyn mid horay nosoo martay waxaan balan qadeynaa in anan kahari doonin dadkii kadanbeeyay iyo kuwii gacan kusiiyay. Ayuu hadalkiisii sii raaciyey hogaamiyaha maamul goboleedka Galmudug.

Afduubka loo geystey shaqaalihii DDG ayaa keenay walaaca haya’ddaha gargaarku ku doonayaan inay ku caawiyaan malaayin qof oo ay haysato dhibaato bani’aadanimo kuna sugan bartamaha Soomaaliya, waaxda ka sii digista macaluusha iyo nafaqadda ee FSNAU ayaa sheegtay in 4 milyan oo Soomaali ah u bahan yihiin in laga gargaro dhinaca nolosha kuwaasoo ku nool bartamaha iyo koonfurta wadanka.

Cabdijamaal/MH

Previous Post

Qeybta Saddexaad Ee Barnaamijkii Tiiraanyo Tahriib

Next Post

CUDURKA DAACUUNKA OO KU SII FIDAYA XERYAHA QAXOOTIGA

Related Posts

Qoysas ku cayroobay abaar ka dhacday Bari oo noqday kalluumeysto maareeyay noloshooda
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas ku cayroobay abaar ka dhacday Bari oo noqday kalluumeysto maareeyay noloshooda

June 10, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Waxbarasho la’aan iyo cunno xumo ka dhashay fatahaad ka dhacday Qalaafe

June 8, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dhadhaab: Dhallinyaro qaxooti ah oo hirgaliyay ganacsiyo beddelay noloshooda

May 20, 2026
Shabeellaha dhexe: Qoysas ka baxay nolosha barakaca markii la siiyay dhaqaale iyo tababar
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Shabeellaha dhexe: Qoysas ka baxay nolosha barakaca markii la siiyay dhaqaale iyo tababar

May 18, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Mudug: Dad roob yari ku cayroobay oo xeryo ku yaalla deegaan Xarfo ku wajahaya nolol xumo

May 15, 2026
Gaalkacyo: Nolol xumo ka dhalatay waalidiin xabsi ku mutaystay daymo lagu yeeshay
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Gaalkacyo: Nolol xumo ka dhalatay waalidiin xabsi ku mutaystay daymo lagu yeeshay

May 9, 2026
Next Post
Dil loo geystay laba sarkaal oo ka tirsan hay`adda dhaqaatiirta aan xuduudda lahayn ee MSF

CUDURKA DAACUUNKA OO KU SII FIDAYA XERYAHA QAXOOTIGA

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 14-JUN-2026

IDAACADDA 14-JUN-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 14-JUN-2026
Episode play icon
IDAACADDA 14-JUN-2026
June 14, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 13-JUN-2026
June 13, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 12-JUN-2026
June 12, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 11-JUN-2026
June 11, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 10-JUN-2026
June 10, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo