Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Caafimaadka

MUQDISHO: WAA SIDEE XAALADDA CAAFIMAAD EE DADKA QABA CUDURADA DHIMIRKA

Hemed Abdiaziz by Hemed Abdiaziz
October 13, 2011
in Caafimaadka
0
Barakacayaal cusub oo ku dhibaataysan xuduuda kenya iyo soomaaliya
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankWaas sidee xaaladda caafimaad iyo tan nololeed ee ay ku sugan yihiin bukaanadaa qaba cudurada dhimirka ee ku sugan magaalada Muqdisho, maxaase ka jira in tirada dadka qaba cudurrada dhimirka ay sare u kacayaan, haddaba arrimahaasi iyo kuwa kale waxaan wareysi kala yeelanay Dr,C/raxmaan Cali Cawaale Xabeeb oo isagu ah madaxa laamaha caafimaadka ee lagu daweeyo dadka qaba cudurada dhimirka ee Habeb Public Mental Hospital, ugu horreynna waxaan weydiinay  xaaladaha ay ku sugan yihiin bukaanada qaba cudurada dhimirka  ee ku sugan xarumahooda caafimaad..?

J-xaaladda caafimaadka dadka qaba cudurada dhimirku aad ayay u liidataa  mudoyinkaan dambana waxay u muuqdaan kuwo aad u soo badanaya ,,xarumaheenuna waa ay buuxaan ,waxaana buux dhaafiyay dadka qaba cudurada dhimirka, bukaanada qaba cudurada dhimirka waa la dayacay waxaa naloo keenaa iyagoo buka oo qaba cudura kala duwan, waxaa kaloo na loo keenaa iyagoo aan wax cuni Karin is la  mar ahaantaana indhuhu isku dhegan yihiin,xarumaheenu waxay qatar ugu jiraan in ay ka dilaaacaan cudurada faafa ,sida shubanka tayfoodka ,iyo disentariyada, iyo kuwa kale,,sanadkaan xuski aan u samaynay maalinta 10ka octoobar ee  maalinta dhimirka addunka waxaan u dabaaldegnay iyadoo lix sano kadib aanan wax gargaara ka helin hay,adaha qaramada midoobay iyo kuwa kale ee caalamiga ahba, aanaan helin wax  ay noogu soo aadday xilli aan qabno baahi badan ,sida sariirihii iyo joodariyaashii ay ku seexanyeen bukaanada oo  noqday kuwa duugoobay,bukaanada qaba cudurada dhimirka waxaay u bahaanyihiin sade arrimood oo ay ka mid yihiin jacayl,daaweyn iyo taageerid. Qaramada midoobay iyo caalamku waxa ay ku mashquulsanyihiin,cudurka HIV AIDS laakiin ma daneeyaan tirada sii kordhaysa ee dadka qaadaya cudurada dhimirka.

S- Een tirada haatan ku jirta xarumahiina waa imisa?

J- Een,waxaa hadda ku jira xarumaheena bukaano gaaraya illaa 333 bukaan .

S- Hay,adda WHO waxay maalin dhawayd ku sheegtay warbixin ay soo saartay in Somalia ay noqotay wadanka ugu horeeya ee ugu badan cudurada dhimirka maxaa ugu wacan ayay ula tahay ?..

J- Waxaa ugu wacan colaadda,dagaalada caga juglaynta barakicinta ,musiibooyinka abaaraha ,iwm.maqalka madaafiicda iyo waxyeeladoodu waxay sare u sii kiciyeen tirada dadka qaadaya cudurada dhimirka.

S- Yaa u badan dadka aad  qaabilaysaan ee ka cabanaya cudurada dhimirka?

J- Waxaa u badan ragga ,sababatuna waxa ay tahay ragu waa ay ka dhibaato badan yihiin haweenka ,kuwa dagaalada ku jira waa iyaga kuwaa jaadka iyo maandooriyaasha cunaya waa iyaga,kuwa aay shaqa la,aantu saamaysay waa iyaga. Caruurta da,da sagaal jirka waxa ay qaaden sas ama wal wal stress, taqatiirta iyo kalkaaliyaasha caafimaadka ee ka soo qalin jabiyay kulliyadaha caafimaadka ma jirto kuwa soo bartay ama jecel inay ka shaqeeyaan MENTAL HELATH ama ay caawiyaan dadka qaba cudurada dhimirka.

S- Maxaad ugu dambayntii ku talin lahayd

J-  Ugu dambayntii waxaan baaq u dirayaa xoghayaha guud ee qaramada midoobay oo aan leeyahay il gaara ku eeg dadka qaba cudurada dhimirka ee maanta sida xawliga ah u sii kordhaya sidoo kale umadda soomaaliyeed waxaan u sheegi lahaa in cudurada dhimirka la daaweyn karo anigoona kula talinaya in bukaanada qaba cuduradaasi ama ay ku arkaan ay geeyaan xarumaha caafimaadka ee ku shaqada leh intii ay waqtiga uga dili lahaayeen goobaha mingiska.

Cabdisamed/MH

Previous Post

GANACSATADA SUUQA BAKAARAHA OO BILAABAY INAY DIB U DAYACTIRAAN GOOBAHOODII KADIB MUDDO BIL AH OO SUUQ XIRNAA

Next Post

Carruur ku dhimatay roobabka ka da’aya Muqdisho.

Related Posts

blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Umulisooyin daryeel iyo talooyin caafimaad u sameeya haweenka ku nool Dhadhaab

January 13, 2026
blank
Caafimaadka

Nolol xumo iyo daryeel la’aan isku biirsaday qoys ku nool Shabeellaha dhexe

December 1, 2025
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dayac iyo nolol xumo haysata dadka qaba xaaladda dhimirka ee ku nool Dhadhaab

November 3, 2025
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dhibaato ka dhalatay xarumo caafimaad oo ka xirmay dad barakac ku ah Baydhabo

September 8, 2025
Adeeg la’aan caafimaad oo ka dhalatay 20 isbitaal oo ku xirmay colaadda Hiiraan
Caafimaadka

Adeeg la’aan caafimaad oo ka dhalatay 20 isbitaal oo ku xirmay colaadda Hiiraan

September 4, 2025
Shabeellaha Hoose: Haweenka ku jira xilliga foosha oo wajahaya gargaar la’aan caafimaad
Caafimaadka

Shabeellaha Hoose: Haweenka ku jira xilliga foosha oo wajahaya gargaar la’aan caafimaad

July 21, 2025
Next Post
Carruur ku dhimatay roobabka ka da’aya Muqdisho.

Carruur ku dhimatay roobabka ka da’aya Muqdisho.

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 30-MAY-2026

IDAACADDA 30-MAY-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 30-MAY-2026
Episode play icon
IDAACADDA 30-MAY-2026
May 30, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 29-MAY-2026
May 29, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 28-MAY-2026
May 28, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 27-MAY-2026
May 27, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 26-MAY-2026
May 26, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo