Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Caafimaadka

AFAR QOF OO CUDURKA SHUBANKA UGU GEERIYOODAY DEGMADA DHOOBLEY

Hemed Abdiaziz by Hemed Abdiaziz
October 16, 2011
in Caafimaadka
0
AFAR QOF OO CUDURKA SHUBANKA UGU GEERIYOODAY DEGMADA DHOOBLEY
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankIlaa afar qof oo sadex kamid ah ay ahaayeen carruur aad u yar yar oo da’doodu ay ka yartahay Shan sano jir ayaa waxaa ay saacadihii lasoo dhaafay ay cudurka shuban biyoodka ugu geeriyoodeen gudaha degmada dhoobley ee gobbalka jubbada hoose.

Degmada Dhoobley iyo deegaanada ku teedsan ayaa waxaa maalmihii ugu dabeeyay ka jiray xaalado caafimaad dara ah oo la xariira shuban biyood kaasoo soo ridanayay caruurta yar yar iyo dadka da’da ah eek u nool deeganadaasi.

Dadkaan cudurka shuban biyoodka ugu geeriyooday degmada dhoobley ayaa intii aysan geeriyoonin ka hor waxaa la geeyay Isbitaalka degmada Dhoobley si ay u helaan adeegyada caafimaadka ee ay u baahanyihiin .

Sahra Cabdi Xasan oo ka tirsan Maamulka Isbitaalka Dhoobley ayaa Raadiyaha Ergo u sheegtay in ilaa Afar qof oo ay u badan yihiin caruur aad u yar yar ay saacadihii lasoo dhaafay Isbitaalka iyo magaalada dhoobley ay ugu geeriyoodeen cudurka shuban biyoodka,iyadoona intaasi ku dartay inay jiraan dad kale oo uu cudurka shuban biyoodka soo ritay kuwaasoo haatan ku jira Isbitaalka dhoobley si loogu sameeyo fuq celin.

Cudurka shuban biyoodka ayaa waxaa uu sidoo kale ka jiraa deegaanada Shaftuu iyo Deg-illima ee hoostaga degmada dhoobley halkaasoo ay ku nool yihiin qoysas dan yar ah, waxaana wararka aynu deegaanadaasi  ka helayno ay sheegayaan inay jiraan tiro dad ah oo cudurkaasi lagu arkay.

Isbitaalka degmada Dhoobley waxaa gacanta ku haya oo taakuleeya hay’ado ay kamid tahay hay’ada UNICEF,taasoo cisbitaalka ka caawisa adeegyada iyo agabka caafimaadka ee uu Isbitaalku u baahanyahay. Siday sheegayaan hawl wadeennada caafimaadka ee deegaankaasi colaadaha ka taagan deeganadaas ayaa xaaladaha uga sii daraya iyadoo hadda ay Dhoobley ku sugan yihiin boqolaal qof oo doonaya inay magansadaan xeryaha qaxootiga ee Dhadhaab

Khadar Maxamuud/MH

Previous Post

Hay’adihii gargaarka oo hakiyey hawlihii samafal ay ka wadeen xeryaha qaxootiga Dhadhaab

Next Post

Dad ka soo barakacay Taabto oo gaaray degmada Dhoobley

Related Posts

blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Umulisooyin daryeel iyo talooyin caafimaad u sameeya haweenka ku nool Dhadhaab

January 13, 2026
blank
Caafimaadka

Nolol xumo iyo daryeel la’aan isku biirsaday qoys ku nool Shabeellaha dhexe

December 1, 2025
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dayac iyo nolol xumo haysata dadka qaba xaaladda dhimirka ee ku nool Dhadhaab

November 3, 2025
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dhibaato ka dhalatay xarumo caafimaad oo ka xirmay dad barakac ku ah Baydhabo

September 8, 2025
Adeeg la’aan caafimaad oo ka dhalatay 20 isbitaal oo ku xirmay colaadda Hiiraan
Caafimaadka

Adeeg la’aan caafimaad oo ka dhalatay 20 isbitaal oo ku xirmay colaadda Hiiraan

September 4, 2025
Shabeellaha Hoose: Haweenka ku jira xilliga foosha oo wajahaya gargaar la’aan caafimaad
Caafimaadka

Shabeellaha Hoose: Haweenka ku jira xilliga foosha oo wajahaya gargaar la’aan caafimaad

July 21, 2025
Next Post
Dad ka soo barakacay Taabto oo gaaray degmada Dhoobley

Dad ka soo barakacay Taabto oo gaaray degmada Dhoobley

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 30-MAY-2026

IDAACADDA 30-MAY-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 30-MAY-2026
Episode play icon
IDAACADDA 30-MAY-2026
May 30, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 29-MAY-2026
May 29, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 28-MAY-2026
May 28, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 27-MAY-2026
May 27, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 26-MAY-2026
May 26, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo