Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Kulan saddex geesood ah oo dhexmaray UNHCR, Soomaalida qaxootiga ah iyo dawladda Koonfur Afrika

Radio Ergo by Radio Ergo
September 28, 2011
in Barakacayaasha iyo Qaxootiga
0
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

Keydka sawirrada Ergo

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blank Shir ay soo agaasintay hay,adda qaramada midoobay u qaabilsan arrimaha qaxootiga ee  marka magaceeda la soo gaabiyo loo yaqaano UNHCR. Kaasoo lagu marti galiyay masuuliyiinta qaxootiyada kala duwan ee ku nool wadanka south Africa, ayaa lagu qabtay magaalada Cape town  ee wadanka Koonfur Afrika.

Shirkaasi oo ka dhacay xarunta hay,adda qaxootiga adduunka ee UNHCR  ay ku leedahay Western cape  oo ku yaala bartamaha magaalada  Capetown .ayaa waxaa qeyb ka ahaa qawmiyadihii ama qaxootigii lagu martiqaaday ee ka qaybgalay, qawmiyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan wadankaasi, hadaba waxaa shirkaasi goobjoog ka ahaa kana mid aha masuuliyinti ka qaybgashay Xadiis Xaaji Aadam oo u dhaq dhaqaaqa xuquuqda qaxootiga qowmiyadda soomaaliyeed ee ku dhaqan waddankaasi Koonfur Afrika, wuxuuna sheegay in shirkaasi Soomaalida si gooni ah loogu marti galiyay uuna qayb ka ahaa shirar ay hay,addu u qabato madaxda qaxootiga ku sugan waddanka Koonfur Afrika.

Xadiis ayaa sidoo kale sheegay in shirka lagu soo qaaday in laga yaabo in baarlamanka waddanka Koonfur Afrika loo gudbiyo in dadka qaxootiga ah laga raro meelaha magaalooyinka lana dejiyo xudduudaha, si loogula socdo dhaqdhaqaaqa ay sameynayaan dadka qaxootiga ah,tasoo dawladdu si ka duwan ay u sheegeyso.

“Waxaad mooddaa in laamaha dadka u fududeeya sharciyada ee doonayaan in dadka qaxootiyada loo raro  goobaha xuddudaha ku yaala in ay dhabar jab ku noqon doonta dadka qaxootiyada ah oo iyagu badi noloshooda ka maaraysta xoogsi iyo fursado kale oo ay ka helaan magaalooyinka ay  ku sugan yihiin” sidaana waxaa yiri Xadiis Xaaji Adam oo ka mid ah dadka u dhaq dhaqaaqa arrimaha qaxootiga Soomaalida waxana uu intaa ku daray Xadiis  in ay keeneyso  arrintaani dhibaatooyin badan, isagoona sheegay in goobahaasi ay yihiin kuwo aan laga ogaan karin haddii ay dhacdo in dhibaato loo geysto  dadka qaxootiga ah oo iyaga wakhtigan in badan oo ka mid ah magaalooyinkaba loogu gaysto tacadiyo ku salaysan midab takoor iyo soo galooti nacayb ka yimaadda dadka reer Koonfur Afrika.

Gebagebdii shikraasi ayaa waxaa la isla meel dhigay wada shaqayn dhexmarta qaxootiyada dhexdooda, dawladda Koonfur Afrika iyo hay,adda qaramada midoobey u qaabilsan arrimaha qaxootiga ee UNHCR Iiyadoona dawladda wadanka Koonfur Afrika ay qayb ka tahay waddamadii sixiixay qaraarkii qaramada midoobey ee ilaalinta qaxootiga. Waxayna sheegayaan dadka Soomaaliyeed inay raadiyaan wax kasta oo fursad u siin kara sidii ay ugu heli lahaayaan amaan iyo sharciyo dhinaca deganaanshaha ah wadanka Koonfur Afrik, labadaas arrimood oo ah baahida ugu weyn ee ay qabaan bulshadda Soomaaliyeed ee ku nool wadankaas.

A Axad/MH

Previous Post

12 ku dhimatay gawaari uu daad ku qaaday Awdal

Next Post

Shir hay’adaha gargaarku ku qabteen Muqdisho iyo ururka Alshabaab oo bilaabay dib u celinta barakacayaashii abaaraha

Related Posts

blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas laga gubay hantidooda oo Shabeellaha hoose ku wajahaya xaalad nolol xumo

April 17, 2026
Jubbada hoose: Qoysas xoolo la’aan noqday oo nolol xumo ku wajahaya xeryo ay galeen
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Jubbada hoose: Qoysas xoolo la’aan noqday oo nolol xumo ku wajahaya xeryo ay galeen

April 13, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Danyar xamili waayay kirada guryaha oo xero ku taalla Hargaysa ku wajahaya nolo xumo

April 10, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dad ka barakacay colaadda Baydhabo oo dhibaato cunno xumo iyo hoy la’aan wajahaya

April 8, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Nolol xumo ka dhalatay biyo yari ku haysa Muqdisho in ka badan 12,000 oo qoys

April 6, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas ku xarooday xeryaha Baardheere oo la il-daran nolol xumo ka dhalatay dhaqaale la’aan

March 27, 2026
Next Post
Shir hay’adaha gargaarku ku qabteen Muqdisho iyo ururka Alshabaab oo bilaabay dib u celinta barakacayaashii abaaraha

Shir hay’adaha gargaarku ku qabteen Muqdisho iyo ururka Alshabaab oo bilaabay dib u celinta barakacayaashii abaaraha

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 17-APR-2026

IDAACADDA 17-APR-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 17-APR-2026
Episode play icon
IDAACADDA 17-APR-2026
April 17, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 16-APR-2026
April 16, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 15-APR-2026
April 15, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 14-APR-2026
April 14, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 13-APR-2026
April 13, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo