Boqollaal qoys oo ku noolaa deegaanno ka tirsan kuwii ay ku dhufatay duufaantii Sagar ayaa barakacay, kaddib markii ay duufaantu...
Hay'adda Windle Trust oo ka shaqaysa waxbarashada xeryaha qaxootiga ee Dhadhaab ayaa sheegtay inay xeryahaas ka billowday barnaamijyo cusub oo...
Abaartii dalka ku dhifatay ee jirtay sanadihii la soo dhaafay ayaa yareysay xoolihii loo iib gayn jiray suuqyada si loo...
In ka badan 20 carruur ah ayaa cudurka jadeecada looga daweynayaa isbitaalka hooyada iyo dhallaanka ee Banaadir. Carruurtaan waxaa isbitaalka...
Saameynta gudniinka fircooniga ayaa weli ka jirta dalka Soomaaliya, iyadoo waalidiin badan aysan gaarin wacyigelinta lagu yareynayo ama lagaga hortagayo...
Xilligan oo lagu jiro xagaaga waxaa dhacaya dabeyla xooggan oo saameyn ku yeeshay dadka ku jira xeryaha lagu barakacay ee...
Ardayda ka baxa jaamacadaha ayaa fursadaha shaqo ka hela ganacsiyada gaarka loo leeyahay. Munasar Maxmaed Cabdi ayaa soo diray warbixintan....
Geeddi Maxamuud oo ka tirsan xoololeyda tuulooyinka hoos-taga degmada Matabaan ee gobolka Hiiraan ayaa sheegay in 19 neef oo ari...
Lixdan qof oo tan iyo bilowgii sanadkii 2017-kii xanuunku uu ku dhacay ayaa daawo la'aan waxa ay ku haysataa deegaanka...
IDAACADDA 25-MAY-2026 by Radio Ergo



© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo