Hannaanka ay ku shaqeeyaan isbitaallada ku yaalla deegaannada is-maamulka dowlad-deegaanka Soomaalida Itoobi ayaa ah mid aad u hooseeya, taas oo...
Deegaanno ka tirsan gobolka Mudug ayay odayaasha oo kaashanaya maamulka waxay sameysteen xeer meelahaas looga mamnuucay in dhirta la jaro...
Somaliland ayaa ka digtay roob dabeylo xooggan wato oo ka da'aya gobollada Sool iyo Sanaag, kaas oo maalmihii u dambeeyay...
Fartuun Maxamuud Cali oo kamid ah haweenka qoysaska dib ugu laabtay Tukaraq waa hooyada 7 carruur ah. Waxay markii ay...
Dagaalka u dhexeeya ciidamada Jubba Land iyo ururka Alshabaab ayaa ka dhacay tuulooyinka Baabaa ,Toosiley iyo Bohol, iyadoo qoysaska ugu...
Waxaa dab xoogan oo ka kacay koonfurta Wajeer ee gobolka Waqoyi beri Kenya gar ahaan degaanka Lag Boqol uu baabi'iyey...
Cabdikariin Xasan Maxamed oo ah khabiir beeraha ah, beeralayda Shabeellaha Hoosena sanadihii la soo dhaafay kala shaqaynayey ka hortagga fatahadda...
Guurka degdegga ah ayaa ka mid ah caqabadaha gabdho badan ka hortaagan inay waxbarashada sii wataan. Iskuulka Cabdalla Deerow ee...
Hay'adda Tubta Nabadda Soomaaliyeed oo ka shaqaysa xuquuqda carruurta ayaa sheegtay in carruuraha waddooyinka ku nool iyo kuwa kale ee...
Magaalada Muqdisho waxaa maanta lagu qabtay shir looga hadlayo sidii dhoof loogu heli lahaa kalluunka dalka. Shirka waxaa ka soo...
IDAACADDA 27-MAY-2026 by Radio Ergo



© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo