Ku dhageyso qiimaha lagu kala iibsanayo xoolaha ee suuqa magaalada Jowhar. Waxaa soo jeedinaysa Maryan Cabdi
Ku dhageyso qiimaha xoolaha ee magaalooyinka Soomaaliya. Maanta waxay ka imaanayaan magaalada Burco ee gobollka Togdheer.
Xubintan oo aannu ku soo qaadanno suuqyada xoolaha lagu iibiyo ee Soomaaliya waxaan maanta idin kuugu haynaa suuqaa magaalada Dhuusa-mareeb....
Xubintan oo aan maalin walba ku soo qaadanno suuqyada xoolaha lagu iibiyo ee Soomaaliya waxaan maanta ku soo qaadanaynaa suuqa...
Xubintan oo aan maalin walba ku soo qaadanno suuqyada xoolaha lagu iibiyo ee Soomaaliya waxaan maanta ku soo qaadanaynaa suuqa...
Waxaan ku soo qaadaneynaa maanta magaalada Burco iyo qiimaha ay xoolaha ka marayaan. Weriyaheena Sidiiq Yuusuf Khalaf ayaa tagay seyladda...
Xubinta Qiimaha Xoolaha waxaan ku soo qaadaneynaa maanta seyladda xoolaha ee magaalada Gaalkacyo, innagoo eegeyno qiimaha ay xooluhu ka marayaan....
Xubinta Qiimaha Xoolaha waxaan maanta ku soo qaadaneynaa qiimaha la kala siisanaya xoolaha ee seyladda xeryaha qaxootiga ee Dhadhaab. Weriyaha...
Xubinta Qiimaha Xoolaha waxay ku saabsan tahay maanta qiimaha ay noocyada kala duwan xoolaha ka marayaan magaalada Laascaanood. Weriyaha Raadiyo...
Xubinta Qiimaha Xoolaha, waxaan ku soo qaadaneynaa maanta ascaarta qiimaha ee magaalooyinka Jalalaqsi iyo Matabaan ee gobolka Hiiraan. Weriyaha Raadiyo...
IDAACADDA 16-APR-2026 by Radio Ergo



© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo