Xubintan oo aan maalin walba ku soo qaadanno suuqyada xoolaha lagu iibiyo ee Soomaaliya waxaan maanta ku soo qaadanaynaa suuqa xoolaha ee magaalada Baraawe iyo heerarka kala duwan ee xoolaha lagu iibiyo qiimahooda. Waxaa soo diyaariyay Fu’aad Shooble.








