(ERGO) - Afar boqol iyo sideetan qoys ayaa biyo yari, cunno xumo iyo hoy la’aan ku wajahaya duleedka degmada Ceel-dheer...
(ERGO) – Sagaashan iyo saddex dhalinyaro barakac ah ayaa ku filnaaday maaraynta nolosha qoysaskooda tan iyo bishii sagaalaad ee sanadkan. Waxaa...
(ERGO) - Boqollaal qoys oo barakac ah oo ka soo laabtay labadii sano ee u danbaysay dalka Itoobiya oo ay...
(ERGO) - Xaalad nolol-xumo oo liidata ayaa soo foodsaartay qoysaska boqollaal haween ah oo barakac ku ah xeryo ku yaalla...
(ERGO) - Maxamuud Xuseen Nuur oo 38 jir ah iyo qoyskiisa ayaa ka soo kabtay nolol xumo. Waxaa isbeddelka ka caawiyay...
(ERGO) – Cunno xumo, iyo biyo yari ayay wajahayaan boqollaal qoys oo danyar iyo xoolo dhaqato iskugu jira oo bishii June...
(ERGO) - In ka badan kun iyo shan boqol oo qoys oo colaad u dhaxaysa labo qabiil uga barakacay horraantii...
(ERGO) - Kumanaan qoys oo laga waayay diiwaanka raashin bixinta hay’adda WFP oo la sheegay in ay cillad ku timid...
(ERGO) – In ka badan 150 carruur ah oo ka soo jeeda qoysas barakac ku ah xeryaha Alla- Aamin, Doonyaale, Buulo-agoon...
(ERGO) - Faadumo Cabdi Maxamed waxay qoyskeeda u awoodi la’dahay cunnada, biyaha iyo baahiyaha kale ee aas aasiga ah tan...
IDAACADDA 15-DEC-2025 by Radio Ergo



© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo