Karkaar: Qoysaska danyarta ah oo wajahaya daawo la’aan markii uu gabaabsi dhaqaale ku yimid xaruumo ay adeeg caafimaad oo bilaash ah ka heli jireen
(ERGO) - Faadumo Maxamed Cali waa hoyo dan yar ah oo aan awoodin kharashaadka ku baxa caafimaadka qoyskeeda oo ka kooban 12 qof. Tobankii sano ee la soo dhaafey waxay...
Read more












