Qiimaha Xoolaha
Xubinta Qiimaha Xoolaha, waxaan ku soo qaadaneynaa maanta qiimaha lagu la kala siisanaya xoolaha ee seyladaha magaalooyinka Muqdisho iyo Beledweyne. Halkan ka dhegeyso xubinta oo uu nala socodsiinaya Maxamed Xaashi.
Read moreXubinta Qiimaha Xoolaha, waxaan ku soo qaadaneynaa maanta qiimaha lagu la kala siisanaya xoolaha ee seyladaha magaalooyinka Muqdisho iyo Beledweyne. Halkan ka dhegeyso xubinta oo uu nala socodsiinaya Maxamed Xaashi.
Read moreBarnaamijkan oo aan ku soo qaadanno codadka dhageyste-yaasha ina soo waca ee ka warramaya xaaladda deegaanadooda, waxaa diyaariya, soona jeedinaya Cabdullahi Maxamed Amiin
Read moreHawl wadeenada cisbitaalka Dayniile ee magaalada Muqdisho ayaa sheegay in cudurka shubanka ay isbitaalkaas ugu geeriyoodeen 15 carruur ah tan iyo 3dii bishii June 2018. Waxaana hadda u jiifta 57...
Read moreAfar iskuul oo degmada Guraceel iyo tuulooyin ka tirsan ku yaal ayaa fursado waxbarasho siiyey 425 carruur ah, kana tirsan qoysaskii ku soo cayrtoobay abaarihii gobolka jiray sanadkii hore. Maamulaha...
Read more(ERGO) Afar iskuul oo bixiya waxbarsharasho bilaash ah ayaa fursad siiyey carruuraha qoysaska ku soo cayrtoobay abaarihii ka dhacay Galgaduud sanadkii tegey. Iskuuladaan laba waxay ku yaalaan Gurceel, halka labada...
Read moreQiimaha xoolaha ee maanta waxaan ku soo qaadanaynaa seyladaha Laascaanood, Taleex, Oog iyo Boocame oo gobolka Sool ah iyo Jowhar oo gobolka Shabeellaha Dhexe ah, waxaana soo kala diray weriyayaasheenna...
Read moreShan iyo toban carruur ah oo ka soo jeeda qoysaska soo barakacay ayaa u geeriyooday shuban biyood ilaa horraantii bishii la soo dhaafay ee Juun. Carruurtaas waxay ku geeriyoodeen isbitaalka...
Read more© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo