Soomaliya: Xoolo laga daaweynayo xanuuno ay qabowga iyo dabeylaha xagaaga ka qaadeen
Kumannaan xoolo ah ayaa xanuuno ay ka qaadeen qabowga iyo dabeylaha xilligaan xagaaga dhacayo, waxaa looga daweynayaa deegaannada duleedyada muqdisho ah. Waxaana daweynata sameynaya dhakhaatiir ku mideysan urur la yiraahdo...
Read more