Qiimaha xoolaha
Dhegeyso xubinta qiimaha xoolaha ee maanta oo aan ku eegayno suuqyada xoolaha ee Jowhar iyo Guriceel, waxaa soo jeedinaya Maxamed Xaashi Tawakal.
Read moreDhegeyso xubinta qiimaha xoolaha ee maanta oo aan ku eegayno suuqyada xoolaha ee Jowhar iyo Guriceel, waxaa soo jeedinaya Maxamed Xaashi Tawakal.
Read moreSuuqa Guriceel GEELA SUUQA NEEF NOOC HEERKA So.Sh USD Guriceel Geel Qalliin Heerka 1-aad 12,480 $520 Geel Qalliin Heerka 2-aad 11,040 $460 Geel Qalliin Heerka 3-aad 9, 600 $400 ...
Read moreHay’adaha gargaarka dunida ayaa qaylo dhaan ka soo saaray dhaqaalaha gurmadka bani’aadanimo loo helay sanadkaan oo kala bar ay tagtay inuu aad uga yaryahay intii loo baahnaa si loo gargaaro...
Read more(ERGO)-Daka muruq-maalka ah iyo kuwa danyarta ah ayaa noqday kuwa ugu badan oo saameyn ay ku yeelatay lacagta shillin Soomaliga ah ee laga diiday gobolka Galgaduud mudo sanad ka hor....
Read moreDadka danyarta ah iyo muruq-maalka ayey saameyn weyn ku reebtay lacagata shilinka Soomaaliga ah ee laga diiday gobolka Galgaduud sanadkii hore bishaan oo kale. Warbixin arrintaas faahfaahineysa waxaa inoo soo...
Read moreSuuqa Afgooye GEELA SUUQA NEEF NOOC HEERKA So.Sh USD Afgooye Geel Qalliin Heerka 1-aad 30 Milyan $1,303 Geel Qalliin Heerka 2-aad 27 Milyan $1,173 Geel Qalliin Heerka 3-aad 16 Milyan $695...
Read moreBoqollaal haween ah oo ku soo barakacay abaarihii u dambeeyay ee ka dhacay gobollada Bay iyo Bakool ee hadda ku nool magaalada Baydhabo ayaa qabta shaqooyin kala duwan oo ay...
Read moreKusoo dhawaada xubinta qiimaha xoolaha oo aan maanta kusoo qaadaneyno seyladaha magaalooyinka Afgooye iyo Salagle oo ka kala tirsan gobolada Shabeelaha Hoose iyo Jubada Dhexe. Waxaana soo jeedineysa Fowsiyo Cumar...
Read moreHaweenka ku nool xeryaha lagu barakacay ee Baydhabo ayaa qabta shaqooyin culus oo ay kala soo baxaan nolol maalmeedka carruurtooda. Waxay ka shaqeeyaan dhismeyaasha iyo meelo kale, sida uu warbixintaan...
Read more© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo