(ERGO) - Qiimo koror ayaa muddo shan toddobaad ah ku yimid qudaarta lagu iibiyo suuqyada Seybiyaano, Bakaaraha, Beerta, Banaadir, Wadajir iyo Xamar-weyne ee magaalada Muqdisho kadib markii ay yaraatay qudaartii...
Read more(Ergo) - Ilaa 600 oo qoys ayaa ka faa'iideysatay mashruucan biyo-galinta oo markii ugu horeysay laga hirgaliyay deegaanka Bereeda oo 476 km u jira magaalada Boosaso ee xarunta gobolka bari....
Read moreQaar kamid ah dadka qabo xanuunka dhimirka ayaa laga saaray isbitaal xanuunka maskaxda lagu daweeyo oo ku yaalla magaalada Buuhoodle, kaddib markii qoysaskoodu dadkani ay awoodi waayeen kharashka bishii laga...
Read moreInka badan 400 oo qoys oo ku jiro xero barakac oo ku taalla degmada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud ayaa helay gargaar raashin iyo biyo, kaasoo ay soo ururiyeen barakacayaal kale...
Read moreMaxamed Cabdirisaaq Ciise oo u dhaqdhaqaaqa arrimaha qoyska ayaa daraasad ka sameeyey burburka ku yimaado qoysaska ku nool magaalada Garowe. Daraasaddaas ayaa sheegeysa in burburka qoyska ee hadda dhaca uu...
Read moreMagaalada Dhahar ee gobolka Sanaag waxaa laga daah-furay mashruuc ballaaran oo caafimaad, kaasoo lagu magacaabo Mashruuca Daryeelka Caafimaadka Asaasiga ah. Waxa uu ka kooban yahay shan MCH, shan xarumood oo...
Read moreWaxaan ku soo qaadaneynaa xubinteena maanta seyladda xoolaha ee magaalada Laascaanood iyo heerarka kala duwan ee qiimaha xooluhu ka marayaan. Weriyaheena magaaladaas, Faarax Dubbad oo tagay ayaa soo jeedinayo xubinta.
Read more


© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo