Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Arrimaha Bulshada

Maalgelin dayn ah oo lagu kabayo ganacsatada degmada go’doonsan ee Diinsoor

Radio Ergo by Radio Ergo
January 7, 2020
in Arrimaha Bulshada, Wararkii u Danbeeyay
0
Maalgelin dayn ah oo lagu kabayo ganacsatada degmada go’doonsan ee Diinsoor

Keydka sawirrada/Ergo

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

(ERGO) – Maalgelin ay iska kaashadeen bangiga caalamiga ah ee Soomaaliya oo magaciisa loosoo gaabiyo IBS iyo Hay’ada ka shaqaysa hay’adda tuulada carruurta ee soomaaliya oo magaceeda loosoo gaabiyo (SOS) ayaa ganacsigooda loogu maalgeliyey 87 qof oo ganacsiyo kala duwan oo heerka hoose ah ku haysta degmada Diinsoor ee gobolka Bay.

Kataba Macallin Cabduqaadir oo ah hooyo haysata lix caruur ah oo kala ah afar wiil iyo laba gabdhood ayaa kamid noqotay ganacsatada ka faa’iidaystey maalgelintan.
Axaddii lasoo dhaafey ayaa la siiyay lacag gaareysa $800 (Sideed boqol oo doolar)
si ay ugu kobciso ganacsigeeda oo caqabad weyn kala kulmaya go’doonka ay ku jirto degmada ee Diinsoor.waxay iibisaa raashinka noocyadiisa kala duwan oo ay kamid yihiin, Bur, Bariis, Sonkor, Baasto iyo Saliid iyo alaabo yaryar oo bagaash ah. dhamaan badeecadaha ay ku iibiso dukaanka ayaa si dhuumalaysi ah dameero loogaga soo qaadaa deegaanka Ufurow oo 45KM u jira degmada Diinsoor. Radio Ergo ayay u sheegtay in lacagta la siiyey ay kobcinayso ganacsigeeda oo caqabadi ka haysato go’doonka magaaladu kujirto.

“Waxaan ku sameynayaa dhamaan lacagta aan qaatay in aan alaabo kusoo iibiyo sida rashiinka noocyadiisa kala duwan iyo bagaashka wixii ay i goyaan waana sii dalbaday muqdisho ayay ka imaan doontaa alaabta aan dabaday markay isoo gaartana dukaanka wuu buuxsami doonaa.” ayay tiri.

Kataba ayaa ganacsiguudu yahay isha dhaqaale ee keliya oo qoyskeedu ku tiirsan yahay iyadoo aabaha qoysku uu shaqo la’aan yahay, afar kamid ah caruurteeda ayaa waxbarta waxayna bil walba waxbarashadooda ku bixisaa lacag dhan $15 oo ganacsigeeda ay ka maarayso. ganacsigeeda oo ah mid kooban iyo qoyskeeda uu aan meel kale lacagi kasoo gelin ayaa sababtay inay u baahato maalgelintan iyadoo bilwalba iska bixin doonta 10% oo u dhiganta $80 taasoo ay sheegaty inay iska bixin karto.

Cabduqaadir Cabdiwahaab Cabdisalaan oo ka mid ganacsatada la maalgeliyey ayaa Radio Ergo u sheegay in qaadashada dayntan ay ku dhiirigelinayso dagalyada beeralayda usoo go’aya xiligan ee ku nool tuulooyinka u dhow Diinsoor oo uu sheegay inay ka dukaamaystaan magaalada marka dalagoodo usoo go’o.

“Waxaan soo saxiisey dhaqaale sagaal boqol doolar ah,waa lacag aniga dalbadey oo ganacsigayga ku xoojinayo suuqa markan wuu iska fiican yahay oo markasta oo dalaga beeruhu soo go’o sidii hore uu dhaamaa.” ayuu yiri.

Xanibaada Al-shabaab saartay magaalada Diinsoor ayaa dib u dhac badan ku keentay ganacsiga degmada oo aanu soo gelin wax gaadiid ah oo raashin keeni kara. Cabdulqaadir wuxuu bartamaha magaalada Diinsoor ku haystaa meherad yar oo lagu gado badeecadaha raashinka, bagaashka iyo dalaga kasoo go’a beeraha dalka. waxayna fursadan maalgelintu ganacsatada u tahay mid muhiim ah.

Cabdiweli Maxamed Cilmi oo waaxda maalgelinta u qaabilsan Bangiga IBS ayaa Radio Ergo u sheegay in mashruucan loogu talagalay kobcinta iyo kor u qaadista ganacsiga dadka ganacsiyada yaryar ku haysta magaaladan Go’doonsan ee Diinsoor. qofwalba waxaa la siiyey maalgelin uu awoodo inuu si hafto ah isaga bixiyo iyadoo lacagta daynta ah dhamaanteed lagu soo xarayn doono 10 bilood ah.

“Qofkasta waxaa la siiyey maalgelin u dhiganta awooda ganacsigiisa, dadka qaar waxaa la siiyey Kun dollar, qaar sagaal boqol, iyo qaar shan boqol la siiyey qof walba waxaa la fiirinayey awooda ganacsigiisa iyo daynta uu qaadan karo.” ayuu yiri.

Ujeedada mashruucan ayaa ah horumarinta ganacsiga yaryar ee kajira degmada si dadka ku ganacsanaya degmada Go’doonkahi u noqdaan kuwo haysta ganacsi isku filan oo koboc sameeya. fursadan ayaa noqotay tii ugu horaysey ee nooceeda ah oo ay helaan ganacsatada yaryar ee ku ganacsada degmada Diinsoor ee gobolka Bay.

Previous Post

Cabudwaaq: Urur 65 haween ka caawiyay in laga daweeyo iskufuranka

Next Post

Hargeysa: Carwo-bandhigeed shaqo oo kontan dhallinyarro ah ay shaqooyin ka heleen

Related Posts

Waddo xumo nolol adag galisay beeralayda Calmadow iyo Galgala ee gobolka Bari
Beeraha Iyo Xoolaha

Waddo xumo nolol adag galisay beeralayda Calmadow iyo Galgala ee gobolka Bari

December 18, 2025
Qoysas la dajiyay deegaan Hargaysa u jira 20 km oo ka cabanaya cunno xumo iyo dhaxan daran
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas la dajiyay deegaan Hargaysa u jira 20 km oo ka cabanaya cunno xumo iyo dhaxan daran

December 16, 2025
Qoysas colaad iyo roob la’aan ku wajahaya qaybo ka mid ah Galgaduud
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas colaad iyo roob la’aan ku wajahaya qaybo ka mid ah Galgaduud

December 12, 2025
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dhallinyaro fursad shaqo ka helay Baydhabo oo qoysaskooda ka saaray xaaladda barakaca

December 10, 2025
blank
Beeraha Iyo Xoolaha

Qoysas go’doon iyo cunno xumo ay ku hayso qaybo ka mid ah Togdheer oo roob la’aan ah

December 9, 2025
Gedo: Cunno xumo haysa qoysas miciin biday xerada Kabaaso
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Gedo: Cunno xumo haysa qoysas miciin biday xerada Kabaaso

December 8, 2025
Next Post
Hargeysa: Carwo-bandhigeed shaqo oo kontan dhallinyarro ah ay shaqooyin ka heleen

Hargeysa: Carwo-bandhigeed shaqo oo kontan dhallinyarro ah ay shaqooyin ka heleen

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA-19-DEC-2025

IDAACADDA-19-DEC-2025 by Radio Ergo

IDAACADDA-19-DEC-2025
Episode play icon
IDAACADDA-19-DEC-2025
December 19, 2025
Episode play icon
IDAACADDA-18-DEC-2025
December 18, 2025
Episode play icon
IDAACADDA 17-DEC-2025
December 18, 2025
Episode play icon
IDAACADDA 16-DEC-2025
December 16, 2025
Episode play icon
IDAACADDA 15-DEC-2025
December 15, 2025
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo