Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Arrimaha Bulshada

Saylac: 740 qof oo ku barakacay daadad ka dhashay roobab mahiigaan ah

Radio Ergo by Radio Ergo
December 11, 2019
in Arrimaha Bulshada, Wararkii u Danbeeyay
0
Roobab mahiigaan ah oo guryihii ka saaray barakacayaal ku sugan Baydhabo

Kaydka sawirrada/Ergo

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

(ERGO) – Ugu yaraan 740 qof ayaa ku barakacay tuulada Madaxdadley  dadley  oo 90 km dhinaca galbeed ka xigta magaalada Saylac ee gobolka Awdal kaddib daadad ka dhashay robab mahiigaan ah oo ka da’ay. Roobabkan oo da’ayey shan maalmood oo xiriir ah yaa waxaa ka dhashay daadad gaystay qasaaro maaliyadeed.

Sida uu sheegaayo Rooble Axmed Abraar oo guddoomiyaha deegaanka Madaxdadley, daadadka ayaa qaaday ilaa 300 oo neef oo adhi ah iyo 35 neef oo geel ah, sidoo kalena uu baabi’yay ilaa 40 beerood oo ku taallay tuulada.Rooble ayaa sheegay in tuulada oo ay ku noolaayeen 740 qof oo dhamaan ka barakacay tuulada.

Siraad Xasan Cumar waxay ka barakacday gurigeeda oo ku yaalla tuulada. Iyada iyo siddeed carruur ah oo ay dhashay waxay u barakaceen duleedka tuulada.

“Khasaarahaasi wuu na soo gaadhay, guryo fara badan iyo xoolo buu daadku naga qaaday. Aniga waxa iga bakhtiyay lix iyo toban neef “ ayey tiri Siraad.

Sidoo kale waxaa Siraad ka baaba’ay beer ay ugu abuurnayd khudaar iyo masago. Sida ay Raadiyow u sheegtay, Siraad waxaa ay ku beerteeda dayrtaan qarash gaaraya $500.

“Kolay  dad iska danyara oo meesha degan baan aheyn oo meelahaasi ka yara anfacsada ayaan aheyn, beerihiina waa naga baaba’een, raashinkiina biyaha ayaa naga qaaday, qoryo ma heysano, dhuxul ma haysano,” ayey tiri Siraad.

Previous Post

IDAACADDA MAANTA TALAADO 10-DEC-2019

Next Post

IDAACADDA MAANTA KHAMIIS 12-DEC-2019

Related Posts

blank
Cunto-Yaraanta

Afar boqol oo macalin oo shaqo la’aan noqday, markii ay xirmeen iskuullo ku yaalla Garowe

September 25, 2026
Dhalinyaro la baray xirfaddo ay ku maareeyaan nolosha qoysaskooda oo barakac ku ah Cadaado
Wararkii u Danbeeyay

Dhalinyaro la baray xirfaddo ay ku maareeyaan nolosha qoysaskooda oo barakac ku ah Cadaado

September 24, 2026
Qasaare ka dhashay roob dabeyl watay oo saamayn ku yeeshay danyar oo ku nool Bari
Wararkii u Danbeeyay

Qasaare ka dhashay roob dabeyl watay oo saamayn ku yeeshay danyar oo ku nool Bari

September 23, 2026
In kabadan 20,000 oo qoys oo saf u gala ceel sii guraya oo Buurxakaba u jira 8 km
Cunto-Yaraanta

In kabadan 20,000 oo qoys oo saf u gala ceel sii guraya oo Buurxakaba u jira 8 km

September 21, 2026
Danyar ku nool Hargaysa oo ka soo kaban waayay burbur ku yimid ganacsiyadooda
Cunto-Yaraanta

Danyar ku nool Hargaysa oo ka soo kaban waayay burbur ku yimid ganacsiyadooda

September 19, 2026
Beeraleyda deegaan hoostaga Afgooye oo ku najaxay adeegsiga koronto laga dhaliyo ilayska
Beeraha Iyo Xoolaha

Beeraleyda deegaan hoostaga Afgooye oo ku najaxay adeegsiga koronto laga dhaliyo ilayska

September 16, 2026
Next Post

IDAACADDA MAANTA KHAMIIS 12-DEC-2019

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 27-SEP-2026

IDAACADDA 27-SEP-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 27-SEP-2026
Episode play icon
IDAACADDA 27-SEP-2026
September 27, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 25-SEP-2026
September 25, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 24-SEP-2026
September 24, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 23-SEP-2026
September 23, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 22-SEP-2026
September 22, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo