Qiimaha xoolaha ee maanta waxaan ku eegeynaa suuqa xoolaha ee magaalada Burco ee gobolka Togdheer. Weriyaha Raadiyo Ergo ee Burco Sidiiq Yuusuf Khalaf ayaa beeca xoolaha ka wareystay mid ka mid ah dallaaliinta suuqa.

IDAACADDA 14-MAY-2025 by Radio Ergo

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo